Cudurka daafka oo fara ba’an ku haya bulshada Dhoobley.

0
130

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Daafku waa caabuq ku dhaca indhaha qeybtooda cad, waxaana lagu gartaa indhaha oo gaduuto, cuncun ama dheecaan indhaha ay yeeshaan kaas oo noqon karo mid adag ama mid biyo oo kale ah.

Maxamed Aaden oo kamid ah bulshada ku nool Magaalada Dhoobley oo uu ku dhacay xanuunkan ayaa inooga warbixiyay saameynta ay kala kulmay

Dr Sayid Cawil oo kamid ah dhaqaatiirta Degmada Dhoobley ayaa kawarbixiyay astaamaha lagu garto xanuunkan iyo sida loo daaweyn karo.

Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa warbixintan ku eegaya