Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Xanuunada faafa ayaa saameyn lixaada ku yeesha bulshada soomaaliyeed maadaama cudurada qaar ay yihiin kuwo si dhsqsi ah lagu kala qaadi karo.
Dr Maxamed Cabdullaahi oo kamid ah Dhaqaatiirta ka howlgala Magaalada Jowhar ayaa kawarbixiyay siyaabaha looga hortagi karo Cudurada faafa oo Saameeyn caafimaad ku yeeshay qaar ka mid ah Bulshada Jowhar.
Naxwo Axmed Kadiye. ayaa ka warramaysa