Cudur aan la aqoon oo Geel badan ku laayay deegaano ka tirsan G/Jubada Hoose.

0
196

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Sida ay sheegeen dadka Xoolo dhaqatada ee Gobolka Jubbada hoose gaar ahaan dadka Geella dhaqdo waxay sheegeen in ay ku arkeen bilihii ugu dambeeyay xunuun cusub oo laayay Geella Irmaanka, Nirgaha iyo Awrta, kaasi oo aysan garaneyn waxa uu yahay.

Khadar Axmed Salaan.ayaa warbixintan ku eegaya