Covid-19 oo sameyn ku yeshay Ganacsatada yar-yar ee Xaafada Danwadaag ee Deegaanka Dhoobley.

0
272

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Ganacsatada yar-yar ee xaafada Danwadaag ee Duleedka Magaalada Dhoobley ayaa sheegay in u saameyn ku yeshay ganacsigooda soo laba kacleynta Covid19.

Xasan Maxamed Cabdullahi.ayaa ka warramaya.