Cilmi-baaris ku saabsan xirirka ka dhaxeeyo Carabiga iyo Soomaaliga oo lagu soo bandhigay Muqdisho

0
57

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Shirweynahan oo ah kii sadexaad oo cilmi baaris ah oo ay qabtay Jaamacada Al-Carabiya ayaa lagu soo bandhigay xiriirka ka dhaxeeya luqadaha Carabiga iyo Soomaaliga.

Guddomiyaha Jaamacada Al-Carabiya Dr Maxamed Ibraahin Cali oo furay shirkan cilmi baarista ah ayaa sheegay shirkan in uu ka dhigan yahay in lagu horumariyo luuqada Carabiga.

Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa kawaramaya