Cilmi baaris ku saabsan balaarinta biyaha Hargeysa oo lagu soo bandhigay magaaladaasi.

0
129

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Magaalada Hargeysa ee xarunta maamulka Somaliland ayaa lagu qabtay munaasabad lagu soo bandhigayay cilmi baaris ku saabsan balaarinta biyaha Hargeysa, waxana munaasabadan ka qeyb galay Gudoomiyaha Jaamacadda Golis, xubno ka tirsan maamulka Somaliland, ardeayada wax ka barta jaamacada, iyo marti sharaf kale.

Xasan Maxamed Cabdullahi. ayaa ka warramaya