Cilad bixinta Baabuurta oo fursad shaqo u noqotay Dhalinyaro kunool kismaayo.

0
143

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhalinyarada Soomaaliyeed oo ah tirada ugu badan ee bulshada wadanka laguna qiyaaso 75 % ayaa hadana waxaa heysto caqabado ay ka mid tahay shaqo la’aanta,

Dhalinyaro waxaa jiro ku shaqeeysto cilad bixinta Gaadiidka islamarkaasna ku sugan magaalada Kismaayo kuwaas noloshooda ku maareeya shaqadaan ay hayaan.

Maxamed Cali Samow. ayaa faah-faahinaya