Ciidanka Booliska Degmada Baydhabo oo Soo Saarey Awaamiir La Xiriirta Amniga Maalmaha Ciida.

0
116

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Taliyaha Saldhiga Booliska Degmada Baydhabo Gashaanle dhexe Mukhtaar Axmed Ibraahim oo Shir jaraar’id ku qabtay xafiiskiisa ayaa waxaa uu Amar ka soo saarey iibinta Waxyaabaha Huka u eg ee caruurta ku ciyaaraan Sida Qoriga oo aan lagu iibin Karin Magaalada Baydhabo asagoona sheegay inay talaabo sharciga waafaqsan laga qaadi doono ganacaasatadii lagu Arko iyagoo iibinayo.

Dhanka kale Taliyaha Saldhiga Degmada Baydhabo Gashaanle dhexe Mukhtaar Axmed Ibraahim ayaa xusey in qoryaha Caruurta ku ciyaarayaan uu halis ku yahay Amniga Bulshada isagoo Shacabka ugu baaqey in ay Laamaha Amniga la shaqeeyaan.

Naxwo Axmed Kadiye. ayaa ka warramaysa