Ciidamada Amaanka Gobolka Banaadir oo gacanta ku dhigey dukaamo lagu iibinayey Maandooriya.

0
76

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Maamulka Gobolka Banaadir ayaa markale meel fagaaro ah ku Gubey Maandoorayaal ay Ciidanka Aadaabta iyo Anshaxa ay ku so qabteen qaar ka mid ah baqaarada Caasimada ka dib Howlgal ay ka sameeyeen Ciidanka Dukaamo lagu iibinaayey Maandooriyaal

Maamulka Gobolka Banaadir iyo Taliska Ciidanka Booliiska Gobolka ayaa si wadajir ah Fariin ugu Direy ganacsatada iibiya waxyaabaha Maanka dooriya ee ay Maamulka Sheegeen in Dhalinyaro badan ay dhibaateysey.

Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa kawaramaya