Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Kooxda Chelsea ayaa ku sii dhawaanaysa saxiixa xiddiga weerarka uga ciyaara kooxda Ipswich Town ee Liam Delap sida ay sheegayaan wararku.
Kooxda Chelsea ayaa wadahadalo horuma leh kula jirta kooxda Ipswich iyada oo doonaysa saxiixa xiddiga Liam Delap.
Chelsea ayaa saxiixa Liam Delap ku garaacaysa kooxda Man United iyada oo u soo bandhigtay ka ciyaarista Champions League.
Chelsea ayaa suuqa ugu jirta xiddig weerarka ka ciyaara iyada oo doonaysa in ay xoojiso kooxda ka hor bilaabashada xilli ciyaareedka dambe.