Chelsea, Juventus, Barcelona, Man United iyo PSG – Ka bogo guud ahaan kulamada caawa ee tartanka Champions League & saacadaha ay soo galayaan

0
248

Kooxaha waa weyn ee caawa laga ciyaarayo kulamada ugu dambeeya ee marxaladda Guruubyada tartanka xiisaha badan ee UEFA Champions League, waxaa ka mid ah, Chelsea, Juventus, Barcelona, Man United iyo PSG.

Hadaba halkaan hoose ka eeg Guud ahaan kulamada laga ciyaarayo caawa tartanka Champions League:-

GROUP E

11:00 Habeenimo: Chelsea vs Krasnodar

11:00 Habeenimo: Rennes vs FC Sevilla

GROUP F

8:55 Habeenimo: Lazio vs Club Brugge

11:00 Habeenimo: Zenit St. Petersburg vs Borussia Dortmund

GROUP G

11:00 Habeenimo: Barcelona vs Juventus

11:00 Habeenimo: Dynamo Kyiv vs Ferencvaros

GROUP H

11:00 Habeenimo: Paris Saint-Germain vs Istanbul Basaksehir.

11:00 Habeenimo: RB Leipzig vs Manchester United