Ceelbiyood laga Hirgaliyay degaanka Dhugiile ee Gobolka Hiiraan oo xarigga laga jaray.

0
120

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Masuuliyiin ka tirsan Dowlad Goboleedka Hirshabeelle oo is kugu jura Wasiiro, Xildhibaano, Saraakiil iyo Maamulka Degmada Galijir ayaa ka qeyb galay Xarig Jarka Ceelbiyood laga Hirgaliyay Degaanka Dhugiile ee Hoostaga Degmada Galijir ee Gobolka Hiiraan.

Ceelbiyoodka hirgalintiisa ayaa waxa gacan ka geesta Hay’adda Nudro oo fulineysa dhismaha ceelbiyoodka.

Naxwo Axmed Kadiye. ayaa faah-faahineysa