Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Mashruucan oo ay fulintiisa iska kaashanayaan Dowlad Goboleedka Galmudug iyo Dowlda Soomaliya islamarkaana ay maal galinayaan Midowga Yurub ayaa ah mid lagu hirgalinayay Ceelbiyood iyo sido kale leerasha cadceeda ku shaqeeya Deegaano ka kala tirsan Gobolada Mudug iyo Galgaduud.
Daahfurka Mashruucan oo ay goob joog ka ahaayeen Masuuliyiin ka tirsan Wasaaradda Arimaha Gudaha Galmudug, Tamarrta iyo Kheyraadka iyo tan howlaha guud ee Maamulka Gobolka Mudug iyo Masuuliyiin kale ayaa ugu horeen waxaa ka hadlay Guddoomiyha Degmada Baxdo Maxamed Cabdullaahi.
Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya