Ceelal-biyoodyo laga hirgeliyay deegaano hoos taga Guriceel oo xarriga laga jaray

0
139

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Galmudug , Masuuliyiin ka tirsan maamulka Guriceel iyo masuuliyiin ka socda Hay’adda IRC ayaa xariga ka jaray Ceelal-biyoodyo laga hirgeliyay deegaano hoosyimaada degmada Guriceel ee gobolka galgaduud. Waxa ayna kormeer indha indhayn ah ka sameeyeen meelaha hey’adda IRC
Ka hirgalisay ceel biyoodyadda.

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Galmudug Ibrahim Abdulkaadir Mahomed ayaa sheegay in wasarada Tamarta iyo Kheyraadka biyaha ay wado qorshayaal ay ku dooneyso in ay dardar galiso adeegyada ku aadan dhanka biyaha.

Naxwo Axmed Kadiye. ayaa faah-faahineysa