Ceel biyood laga hirgeliyay gobalka Saaxil oo xariga laga jaray.

0
46

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Hay’adda Al-Raxma ayaa Ceel Biyood Ka Hirgalisay Deegaanka Geed Libaax Gobalka Saaxil ee Maamulka Somaliland kaasi oo lagu talagalay inay ka cabaan dadka iyo duunyada ku nool Deegaankaasi.

Ceelbiyood ay waxaa soo baxsaday walalaalo muxsiniin kuwaas oo ugu talgalay in ka faa’iideeystaan dadka Deegaanka.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa fah-faahineysa