Ceel biyood laga hirgeliyay Deegaanka Xamaarta oo xariga laga jaray.

0
22

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Maamulka Hay’adda Al-Raxma ayaa xariga ka jaray ceelbiyood ay ka hirgeliyeen deegaanka Xamarta ee degmada Arabsiyo si ay u isticmaalaan dadka iyo duunyada.

Munaasabada xariga jarka ceelbiyoodka waxaa ka qayb galay masuuliyiin ka socday Hay’adda Al raxma iyo dadka deegaanka xamarta ee degmada Arabsiyo.

Maxamed Cali Samow. ayaa warbixintan ku eegaya