Ceel biyood laga hirgeliyay Deegaanka Maka Waqooyiga Kismaayo oo xariga laga jaray.

0
39

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha maamulka Jubbaland ayaa xariga ka jartay Ceel-biyood laga hirgaliyay Deegaanka Maka oo ku yaalo Waqooyiga Magaalada Kismaayo.

Munaasabada xariga looga jarayay Ceelbiyood ayaa waxaa ka qeybgalay Wasiiro , Xildhibaano,mas’uuliyiin ka socday Wakaaladaha Biyaha Jubbaland iyo Odayaal.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa kawarameysa