Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Guddoomiyaha gobolka Mudug ee Puntland Feysal Sheekh Cali, iyo guddoomiyaha degmada Galkacyo Xassan Jaamac Jidsan ayaa si wada jir ah xariga uga jaray ceel biyood laga qoday deegaanka Danwadaag ee duleedka magaalada Galkacyo.
Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa warbixintan ku eegeysa