Ceel biyood laga hergeliyay magaalo kamid ah Somaliland.

0
91

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Hay’adda Al-raxma ayaa Ceelbiyood Ka hirgalisay Degaanka Dhagax Kuure Oo Katirsan Magalada Arabsiyo ee Gobolka Gabileey.

Ceelbiyoodkan laga hergeliyay magaalada Arabsiyo ayaa waxaa baahi weyne u qabay dadka reer miyga ah iyo xoolo dhaqatada.

Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa kawarameysa