Xiddigii Ay Ku Tartamayeen Arsenal, Man United Iyo Chelsea Benjamin Sesko Oo Lagu Kala...
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Benjamin Sesko ayaa ogolaaday inuu u wareego kooxda Arsenal xagaagan sida ay sheegayaan wararka.
Weeraryahanka RB Leipzig ayaa sidoo kale xiiso ka helayay kooxaha...
Barnaamijka Ciyaaraha ee Radio Sanguuni
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Cayaaraha ee Idaacadda Sanguuni,waxaana inoo soo jeedinaya:-Cabdullahi Cabdicasiis Siraad
https://www.youtube.com/watch?v=_IX2Fj3uiy0
Thomas Partey Oo Go’aan Ka Gaadhay Mustaqbalkiisa Arsenal
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Xiddiga khadka dhexe uga ciyaara Arsenal ee Thomas Partey ayaa go’aan ka gaadhay mustaqbalka kooxdaas kaddib bilooyin ay taagnaayeen hadal-hayn sheegaysay inuu ka...
Hansi Flick Magacaabay Xiddiga Barcelona Ee Lama Taabtaanka Ah Ka Dib Markii Uu Noqday...
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Hansi Flick ayaa magacaabay hal ciyaaryahan oo lama taabtaan ah ka dib markii uu noqday tababaraha cusub ee Barcelona.
Flick oo laga ceyriyay xulka...
Barnaamijka Ciyaaraha ee Radio Sanguuni
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Cayaaraha ee Idaacadda Sanguuni,waxaana inoo soo jeedinaya:-Maxamed Cali Samow
https://www.youtube.com/watch?v=hBFRIiJhy5Q
Koox Horyaal Ku Guuleysatay Oo Sabab Qariib Ah Looga Reebayo Champions League Xilli Ciyaareedka...
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Koox ku guuleysatay horyaal ayaa laga yaabaa in loo diido inay ka ciyaarayaan Champions League xilli ciyaareedka danbe sababo la xiriira sharci qariib...
Kylian Mbappe Oo Shaaciyay Kooxda Weyn Ee Uu Ku Biiri Doono Ka Dib Waayihiisa...
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Kylian Mbappe ayaa shaaciyay koox lama filaan ah uu doonayo inuu ku biiro ka dib Real Madrid isagoo haatan qarka u saaran inuu...
Barnaamijka Ciyaaraha ee Radio Sanguuni
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Cayaaraha ee Idaacadda Sanguuni,waxaana inoo soo jeedinaya:-Cabdullahi Cabdicasiis Siraad
https://www.youtube.com/watch?v=3oyFOitkX0E
Erik ten Hag Oo Sheegay In Tababaraha Liverpool Arne Slot Amaanta Laga Badbadiyay Isaga...
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Erik ten Hag ayaa si lama filaan ah u duray ninka ay isku wadanka yihiin ee Arne Slot kaasoo la wareegaya shaqada tababare...
Milkiilayaasha Man United Oo Ka Hadlay Suurtogalnimada In Laga Ganaaxo Europa League
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Shirkada INEOS oo saami ka iibsatay Man United islamarkaana ka la wareegtay howlaha maamulka kubada cagta kooxda ayaa sheegtay inay ka dhaadhacsan tahay...