Barnaamijka Ciyaaraha ee Radio Sanguuni

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Cayaaraha ee Idaacadda Sanguuni,waxaana inoo soo jeedinaya:-Cabdicasiis Cabdullaahi Gurey https://www.youtube.com/watch?v=ppk0OmTR000

Shan Ciyaartoy Oo Ka Maqnaanaya Xulka England Kulamada Isku-diyaarinta Euro 2024

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Shan ciyaartoy oo muhiim ah ay ku jiraan Bukayo Saka iyo John Stones ayaa ka maqnaanaya xulka qaranka England kulamada ka horreeya tartanka...

“Iga Beddela Lambarkan!!” Xiddig Ka Tirsan Real Madrid Oo Dalbaday In Laga Beddelo Lambarka...

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Kaddib markii Federico Valverde uu la wareegay lambarkii uu banneeyey Toni Kroos ee No.8, xiddig kale oo Real Madrid ah ayaa dalbaday in...

Barnaamijka Ciyaaraha ee Radio Sanguuni

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Cayaaraha ee Idaacadda Sanguuni,waxaana inoo soo jeedinaya:-Maxamed Cali Samow https://www.youtube.com/watch?v=4qjCpRxrkLo

Laura Woods Oo Kusoo Laabatay Fagaaraha Caawa Kaddib Usbuucyo Ay Wajiga Qarsanaysay

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wariyaha ciyaaraha Luara Woods ayaa dib ugu soo laabatay istuudiyaha telefishanka TNT Sports, kaddib usbuucyo ay qarinaysay wajigeeda oo uu dhaawac kasoo gaadhay...

CHAMPIONS: Real Madrid Oo Markii 15aad Ku Guuleysatay Champions League & Xasuusta Lagu Sagootiyey...

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa markii 15aad ku guuleysatay koobka Champions League, iyadoo 2-0 ku garaacday Borussia Dortmund oo ay finalka iskugu...

Manchester United Oo Albaabada Ka Xidhanaysa Kooxaha Hunguraynaya Kobbie Mainoo – Maxay Samaynayaan?

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa qaadaysa tallaabo ay ku xaqiijinayso in xiddiga da’da yar ee Kobbie Mainoo aanu ka tegin mustaqbalka dhow,...

Barnaamijka Ciyaaraha ee Radio Sanguuni

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Cayaaraha ee Idaacadda Sanguuni,waxaana inoo soo jeedinaya:-Cabdullahi Cabdicasiis Siraad https://www.youtube.com/watch?v=qVFPBmd3f3U

Waqtiga Ay Real Madrid Shaacinayso Heshiiska Kylian Mbappe Oo La Ogaaday

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa diyaarisay xafladda shaacinta heshiiska xiddiga reer France ee Kylian Mbappe, taas oo lagu qaban doono magaalada Madrid...

Joe Cole Iyo Peter Crouch Oo Isku Raacay Natiijada Finalka Champions League, Balse Hal...

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Falanqeeyeyaasha ciyaaraha ee Joe Cole iyo Peter Crouch ayaa isku raacay saadaasha natiijada ay ciyaarta finalak Champions League ee xilli-ciyaareedkan oo finalkiisa ay...