Spain Oo Cashar U Dhigtay Croatia, Rikoodhadii La Diiwaangeliyey & Modric Oo Is-dhiibay

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Xulka qaranka Spain ayaa 3-0 ku muquuniyey Croatia kulankooda koowaad ee tartanka qaramada Yurub ee Euro 2024, waxaana waqti hore burburay xiddigaha uu...

Barnaamijka Ciyaaraha ee Radio Sanguuni

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Cayaaraha ee Idaacadda Sanguuni,waxaana inoo soo jeedinaya:-Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad https://www.youtube.com/watch?v=uC9UOK6erNA

Tobanka Ciyaartoy Ee Premier League Ee La Filayo Inay Wacdaraha Ka Dhigaan Tartanka Euro...

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Toban ciyaartoy oo horyaalka waddanka Ingiriiska ka dheela ayay indhuhu hayn doonaan inta uu socdo tartanka qaramada Yurub ee Euro 2024, sababtoo ah...

Mustaqbalka Mason Greenwood Ee Manchester United Oo Dhinac U Dhacay

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Mustaqbalka xiddiga reer England ee Mason Greenwood ayaa dhinac u dhacay saacado kooban kaddib markii ay Manchester United go’aansatay in ay sii xajisato...

Jose Mourinho Oo Saadaaliyey Euro 2024, Abaal-marinta Ballon d’Or Iyo Xiddiga Yurub Ee Sannadkan

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Jose Mourinho ayaa sameeyey saadaal dhamaystiran oo sannadkan socda, waxaana uu sii magacaabay xulka ku guuleysanaya tartanka qaranka Yurub ee Euro 2024, laacibka...

Barnaamijka Ciyaaraha ee Radio Sanguuni

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Cayaaraha ee Idaacadda Sanguuni,waxaana inoo soo jeedinaya:-Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad https://www.youtube.com/watch?v=-wpCZfX1y88

AKHRISO: Shan Arrimood Oo Manchester United Ku Qasbay In Aan Shaqada Laga Caydhinin Erik...

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhamaan taageereyaasha Manchester United waxa ay filayeen in shaqada laga caydhin doono tababarahooda Erik ten Hag, xataa isaga ayaa iskaga dhoofay waddanka UK waxaana...

Lionel Messi Oo Shaaciyey Kooxda Uu Ciyaaraha Kaga Fadhiisanayo

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Xiddiga reer Argentina ee Lionel Messi ayaa shaaciyey qorshihiisa hawlgabka kubadda cagta, waxaana uu magacaabay naadiga uu kusoo gunaanadi doono kubadda cagta isaga...

Barnaamijka Ciyaaraha ee Radio Sanguuni

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Cayaaraha ee Idaacadda Sanguuni,waxaana inoo soo jeedinaya:-Cabdicasiis Cabdullahi Gurey https://www.youtube.com/watch?v=LS6wxVzY7lk

SADDEXDA Weeryahan Oo Manchester United Ay La Saxeexanayso Oo La Shaaciyey

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa calaamadsatay liiska gaaban ee weeraryahannada ay bartilmaameedsanayaan xagaagan, kuwaas oo qorshuhu yahay in midkood ay keenaan Old...