France Vs Portugal & Kulamada Wareega 8 Dhamaadka ilaa Haatan La Ogaaday.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Waxa la marayaa gaba-gabada wareega 16-ka euro 2024 iyada oo tartanku meel xiiso leh marayo.
Waxa jira xulal iska xaadiriyay wareega 8 dhamaadka tartanka...
Barnaamijka Ciyaaraha ee Radio Sanguuni
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Cayaaraha ee Idaacadda Sanguuni,waxaana inoo soo jeedinaya:-Cabdicasiis Cabdullaahi Gurey
https://www.youtube.com/watch?v=LaX5ITB_phE
Goolkii Badbaadiyay Southgate, Mucjisadii Dhacday Iyo Spain Oo Laga Yaaban Yahay
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Jude Bellingham ayaa bad baadiyay ceeb sharaf dhac ku habsan lahayd Xulka Seddexda Libaax ee England Kadib markii uu daqiiqadihii ugu dambeyay ee...
Muxuu Salka Ku Haaya Dagaalkii Dhex Maray Declan Rice Iyo Tababaraha Slovakia Iyo Gacan...
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Xiddiga England Declan Rice ayaa u sheegay tababaraha Slovakia Francesco Calzona inuu iska aamuso oo uu iskadaayo xanaaqa ka dib markii xulka seddexda...
Barnaamijka Ciyaaraha ee Radio Sanguuni
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Cayaaraha ee Idaacadda Sanguuni,waxaana inoo soo jeedinaya:-Cabdicasiis Cabdullaahi Gurey
https://www.youtube.com/watch?v=yHEY0-7TnzY
Halka Anthony Gordon Ka Gali Karo Shaxda Liverpool Hadii Uu Ku Biiro Reds Xagaagan.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Liverpool ayaa lagu soo waramayaa inay wadahadalo kula jirto Newcastle si ay u hesho saxiixa xiddiga Anthony Gordon.
Heshiiska ayaan wali la gaarin laakiin...
Saadaal Uu Ancelotti Sameeyay Tartanka Euro 2024 Oo Run Noqotay.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Ka hor inta uusan bilaaban Euro 2024, Carlo Ancelotti ayaa ka hadlay kooxaha uu filayo inay wacdaro ka dhigi doonaan tartanka.
“Aad ayaan u...
Barnaamijka Ciyaaraha ee Radio Sanguuni
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Cayaaraha ee Idaacadda Sanguuni,waxaana inoo soo jeedinaya:-Cabdullahi Cabdicasiis Siraad
https://www.youtube.com/watch?v=au_v1RDfSXk
Barcelona Oo Ka Jawaabtay Dalab Ay Arsenal Ka Gudbisay Xiddig Euro Ka Ciyaaraya.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Barcelona ayaa diiday dalabkii Arsenal ka gudbisay saxiixa xiddiga Jules Kounde, sida ay sheegayaan wararka ka imaanaya Spain.
Kounde ayaa hadda dhameystay xilli ciyaareedkiisii...
Manuel Ugarte Oo Ka Jawaabay Xiisaha Man United
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Manchester United ayaa sare u qaaday wadahadalada ay kula jirto Paris Saint-Germain ee ku aadan Manuel Ugarte iyadoo ciyaaryahanka khadka dhexe uu doonayo...