Xaqiiqooyinka Kulanka Final-ka Carabao Cup-ka Dhexmari Doona Liverpool Iyo Newcastle.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Liverpool ayaa galabta oo Axad ah garoonka Wembley stadium kula ciyaari doonta kooxda Newcastle kulan ka tirsan Final-ka Carabao Cup-ka.
Liverpool ayaa kulanka Soo...
Shaxda Ay Chelsea Kaga Hor Tagi Karto Arsenal.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Enzo Maresca ayaa xaqiijiyay in Robert Sanchez uu ku soo bilaaban doono goolka kulanka Chelsea ay la ciyaarayso Arsenal.
Sanchez ayaa xilli ciyaareedka ku...
Barnaamijka Ciyaaraha ee Radio Sanguuni
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Cayaaraha ee Idaacadda Sanguuni,waxaana inoo soo jeedinaya:–Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad
https://www.youtube.com/watch?v=pf9jhnsqUW4
Slot Oo Ka Warbixiyay Xaalada Trent Iyo Konate Ka Hor Final-ka Carabao Cup-ka.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Arne Slot ayaa xaqiijiyay in Trent Alexander-Arnold uu seegi doono finalka Carabao Cup oo ay la ciyaarayaan Newcastle United.
Daafaca dambeedka midig ee England...
Rio Ferdinand Oo Magacaabay Kooxda Ku Guulaysan Doonta Champions League.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Rio Ferdinand ayaa magacaabay Kooxda ugu cadcad inay ku guuleystaan Champions League, waxaana uu aaminsan yahay inay faa’iido weyn ku leedahay Kooxaha kale.
Waxa...
Barnaamijka Ciyaaraha ee Radio Sanguuni
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Cayaaraha ee Idaacadda Sanguuni,waxaana inoo soo jeedinaya:–Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad
https://www.youtube.com/watch?v=IZUUyvCCXCw
Chelsea oo Heshay Qorshe Ay Kaga Baaqanayso In Ay Toos Ula wareegto Sancho.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Kooxda Chelsea ayaa fursad u Haysata in ay Iska diido fursad ay si toos ah ula wareegto xiddiga Jadon Sancho xagaaga
Chelsea ayaa Heshiis...
Raphinha oo Dhaafay Rikoodh Ay Dhigeen Neymar iyo Kaka.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Xiddiga Barcelona ee Raphinha ayaa sii Wada wacdarihii uu ka dhigayay champions League isaga oo mar kale gool dhaliyay gool kulankii kooxdiisu ka...
Barcelona Oo Xaqiiqsatay Booskeeda 8 Dhamaadka Champions League Kadib Guul Ay Ka Gaadheen Benfica
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Kooxda Barcelona ayaa xaqiijisay booskeeda wareegga siddeeda ee Champions League kadib markii ay 3-1 kaga adkaatay Benfica kulankii lugta labaad ee wareegga 16-ka,...
PSG Oo Rikoodhayaal Ku Reebtay Liverpool.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Kooxda PSG ayaa garaacday Liverpool iyaga oo iska xaadiriyay Quarter-Final-ka champions League.
PSG ayaa daqiiqadii 12-aadba dhalisay goolka 1-aad waxana u dhaliyay xiddiga Dembele...