Xulka France Oo Rikoodhayaal Ku Garaacay Xulka Portugal
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Xulalka France iyo Portugal ayaa ku kulmay kulan caajis ah oo ka tirsanaa wareega 8 dhamaadka Euro 2024.
Labada xul ayaa soo bandhigay ciyaar...
Xulka Argentine Oo Iska Xaadiriyay Semi-final-ka Copa America.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Xulka qaranka Argentine ayaa si dirqi ah isaga xaadiriyay wareega 4 dhamaadka Copa America kadib markii ay garaaceen xulka Ecuador.
Xulka qaranka Argentina ayaa...
Barnaamijka Ciyaaraha ee Radio Sanguuni
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Cayaaraha ee Idaacadda Sanguuni,waxaana inoo soo jeedinaya:-Cabdullahi Cabdicasiis Siraad
https://www.youtube.com/watch?v=KDOl9ZXP3zU
Erik Ten Hag Oo Go’aan Cad Ka Gaaraya Mustaqbalka 27 Jir Hadda La Qabsaday...
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Manchester United ayaa lagu soo waramayaa inay ku dhowdahay inay go’aan kama dambays ah ka gaadho mustaqbalka Sofyan Amrabat.
Ciyaaryahanka heerka caalami ee dalka...
Daafaca Ay Kooxaha Yurub Ku Hamiyaan Helitaankiisa Oo Real Ka Codsaday Inay Kasoo Gaarto...
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Daafaca dhexe ee kooxda Lille Leny Yoro ayaa lagu soo waramayaa inuu ku faraxsanaan lahaa inuu burburo qandaraaskiisa Stade Pierre-Mauroy si uu dhibaato...
Barnaamijka Ciyaaraha ee Radio Sanguuni
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Cayaaraha ee Idaacadda Sanguuni,waxaana inoo soo jeedinaya:-Cabdicasiis Cabdullaahi Gurey
https://www.youtube.com/watch?v=Zbf9dywjjLY
Uruguay Vs Brazil & Kulamada Xiisaha Leh Ee Wareega 8 Dhamaadka Copa America.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Waxa la soo gaba-gabeeyay kulamadii wareega Group-yada tartanka Copa America iyada oo ay 8 xul isugu hadheen wareega Group-yada.
Xulalka iska xaadiriyay wareega 8...
Germany Vs Spain & Kulamada Wareega 8 Dhamaadka ilaa Haatan La Ogaaday.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Waxa la soo afjaray wareegii 16-ka ee tartanka Euro 2024 oo la ciyaaray kulamo xiiso leh.
Kulamo xasaasii ah ayaa ka soo baxay wareega...
Barnaamijka Ciyaaraha ee Radio Sanguuni
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Cayaaraha ee Idaacadda Sanguuni,waxaana inoo soo jeedinaya:-Cabdullahi Cabdicasiis Siraad
https://www.youtube.com/watch?v=-efLU2hSSm4
DEG-DEG: Arsenal Oo Dhamaysirtay Saxiixeedii Ugu Horeeyay Ee Xagaaga
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Arsenal ayaa u dhaqaaqday inay iibiso goolhaye David Raya oo ka yimid Brentford, sida uu qabo khabiirka caanka ah ee Fabrizio Romano.
Heshiiska, oo...