Barnaamijka Ciyaaraha ee Radio Sanguuni
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Cayaaraha ee Idaacadda Sanguuni,waxaana inoo soo jeedinaya:-Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad
https://www.youtube.com/watch?v=qdh6XshwjpY
Taageerayaasha Bayern Munich Oo Man United Ka Hor Istaagaya Saxiixa Mattijs de Ligt, Qaab...
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Taageerayaasha kooxda Bayern Munich ee lagu soo waramayaa in ay Man United ka hor istaagayaan saxiixa daafaca Mattijs de Ligt.
Man United ayaa doonaysa...
Man City Oo Liverpool Kula Biirtay Badalka Grealish.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Man City ayaa lagu soo waramayaa in ay Liverpool kula biirtay baacsiga xiddiga Anthony Gordon suuqa xagaagan.
Liverpool ayaa haatan si weyn loola xidhiidhinayaa...
Shaxda Ugu Fiican Wareegii 8 Dhamaadks Euro 2024 Oo La Soo Saaray.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Waxa la soo afjaray kulamadii wareega 8 dhamaadka tartanka Euro 2024 oo maraya meel xiiso leh.
4 xul ayaa u gudbay wareega xiga halka...
Shaxda Ugu Fiican Wareegii 8 dhamaadka Copa America Oo La Soo Saaray.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Waxa la soo afjaray kulamadii 8 dhamaadka Copa America oo la ciyaaray maalmihii la soo dhaafay.
4 Xul ayaa isugu oo hadhay tartanka Iyada...
Barnaamijka Ciyaaraha ee Radio Sanguuni
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Cayaaraha ee Idaacadda Sanguuni,waxaana inoo soo jeedinaya:-Cabdiqani Sheekh Cali
https://www.youtube.com/watch?v=PlJ94vILKCw
DEG-DEG: Kulamada Semi-final-ka Euro 2024 Oo La Ogaaday.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Waxa la soo af-meeray kulamada 8 dhamaadka tartanka Euro 2024 iyada oo la galay Semi-final-ka tartanka.
4 Xul ayaa isugu soo hadhay tartanka iyada...
Xulka Brazil Oo Laga Cidhib-tiray Copa America 2024.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Xulka Brazil ayaa isaga haray tartanka Copa America, kadib markii ay Guuldaro rigoorayaal ah kala kulantay Uruguay kulan ka tirsanaa 8 dhamaadka Copa...
Barnaamijka Ciyaaraha ee Radio Sanguuni
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Cayaaraha ee Idaacadda Sanguuni,waxaana inoo soo jeedinaya:-Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad
https://www.youtube.com/watch?v=EdDMJcc0MvE
Xulka Spain Oo Garaacay Germany Iskana Xaadiriyay Semi-Final-ka Euro 2024.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Xulka Spain ayaa reebay xulka Marti galiyay Tartanka Euro 2024 ee Germany.
Kulanka ayaa ahaa mid ay isku haleeleen xulalka ugu fiican tartanka ilaa...