WARBIXIN: 3 Meel Oo Ay Ku Kala Badin Karaan Xulalka Spain Vs England Final-ka...

0
Dhobley(Idaacadda Sanguuni)-Kulan xiiso badan ayaa dhexmari doona xulalka England iyo Spain kaas oo ka tirsan tartanka Euro 2024. Labada xul ayaa ku dagaalami doonaku guulaysiga...

Barnaamijka Ciyaaraha ee Radio Sanguuni

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Cayaaraha ee Idaacadda Sanguuni,waxaana inoo soo jeedinaya:-Cabdicasiis Cabdullahi Gurey https://www.youtube.com/watch?v=C0LDzHCY4Rc

Laba Ciyaaryahan Oo Qarka U Saaran In Ay Ka Tagaan Arsenal.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Nuno Tavares iyo Albert Sambi Lokonga ayaa qarka u saaran inay ka tagaan Arsenal maalmaha soo socda. Labada ciyaaryahan ayaa Arsenal kaga maqnaa Amaah...

Xiddig U Ciyaara Man United Oo Qarka U Saaran In Uu Ku Biiro Sucuudiga

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Kooxda Saudi Arabia ee Al-Ittihad ayaa bilowday wadahadalo ku saabsan suurtogalnimada saxiixa Casemiro ee Man United, sida ay sheegtay L’Equipe. Waxa ay mudnaanta siinayaan...

Dani Olmo Oo Kooxaha Doonaya Saxiixiisa U Sheegay Waxa Looga Baahanyahay.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Xiddiga wacdaraha ka dhigaya tartanka Euro Dani Olmo ayaa fariin u diray koxaha doonaya saxiixa xiddiga suuqa kala iibsiga xagaaga. Dani Olmo ayaa lala...

Barnaamijka Ciyaaraha ee Radio Sanguuni

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Cayaaraha ee Idaacadda Sanguuni,waxaana inoo soo jeedinaya:-Cabdullahi Cabdicasiis Siraad https://www.youtube.com/watch?v=wxau_vVJuy8

Liverpool Oo Chelsea Kula Biirtay Xiddig Ciyaaray Final-kii Champions League

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Liverpool ayaa lagu soo waramayaa inay tahay kooxdii ugu dambeysay ee gashay tartanka loogu jiro weeraryahanka Borussia Dortmund Karim Adeyemi. Waxaa loo arkaa mid...

Xulka England Oo Daqiiqadihii Geerida Garaacay Xulka Netherlands, Final Ayay Gaadheen.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Kulanka ayaa ahaa mid aan loo bogin iyada oo labada xul ciyaarayeen ciyaar difaac ah. Labsda xul ayaa adeegsanayay weeraro rogaal celis ah iyaga...

Xaqiiqooyinka Kulanka Laga Diwaan Galiyay Kulankii Semi-Final-ka Euro 2024 Ee Spain Iyo France.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Xulka qaranka Spain ayaa garaacay xulka France iyaga oo iska xaadiriyay Final-ka Euro 2024. Spain ayaa gaadhay guul ay u qalantay iyaga oo ka...

Lionel Messi Oo Argentina Ku Hogaamiyay Final-ka Copa America.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Xulka qaranka Argentina ayaa iska xaadiriyay Final-ka Copa America iyaga oo garaacay xulka Canada. Xulka Argentina ayaa maamulayay ciyaarta iyaga oo halis badan galiyay...