Barnaamijka Ciyaaraha ee Radio Sanguuni

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Cayaaraha ee Idaacadda Sanguuni,waxaana inoo soo jeedinaya:–Maxamed Cali Samow https://www.youtube.com/watch?v=TmBV1PpBeqQ

Bayern Munich Oo Fariin U Dirtay Real Madrid Alphonso Davies Ayay Ku Saabsantahay.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Bayern Munich ayaa qorsheyneysa inay Alphonso Davies kooxda ku heysato xilli ciyaareedka soo socda, inkastoo daafaca bidix uu galay sanadkii ugu dambeeyay ee...

Erik Ten Hag Oo Sheegay Waxa Uu Zirkzee Ku Soo Kordhin Doono Kooxda

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Tababaraha Man United Erik Ten Hag ayaa ka hadlay saxiixa cusub ee kooxda Man United Joshua Zirkzee. Man United ayaa Joshua Zirkzee kala soo...

Barnaamijka Ciyaaraha ee Radio Sanguuni

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Cayaaraha ee Idaacadda Sanguuni,waxaana inoo soo jeedinaya:–Cabdullahi Cabdicasiis Siraad https://www.youtube.com/watch?v=IpK8hHkGqP0

Bologna Oo Ka Jawaabtay Dalab Ay Arsenal Ka Gudbisay Saxiixa Riccardo Calafiori.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Arsenal ayaa isku dayday in ay xiddiga Jakub Kiwior ku darto heshiiska ay ku doonayso saxiixa daafaca kooxda Bologna ee Riccardo Calafiori sida...

Barnaamijka Ciyaaraha ee Radio Sanguuni

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Cayaaraha ee Idaacadda Sanguuni,waxaana inoo soo jeedinaya:–Cabdicasiis Cabdullaahi Gurey https://www.youtube.com/watch?v=3N6teJWoyPE

Spain Oo Noqday Xulka Ugu Koobabka Badan Euro-da, Imisa Ayay Ku Guulaysteen?.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Xulka Spain ayaa u dabaal-dagay ku guulaysiga koobka Euro 2024 iyaga oo ka qaaday xulka England. Xulka Spain ayaa 2/1 kaga qaaday xulka England...

CHAMPIONS! Xulka Argentina Oo Ku Guulaystay Copa America.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Xulka qaranka Argentina ayaa ku guulaystay koobka Copa America 2024. Argentina ayaa Garaacay Xulka Colombia kulankii final ka tartanka. Kulanka ayaa ahaa mid adag oo...

Barnaamijka Ciyaaraha ee Radio Sanguuni

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Cayaaraha ee Idaacadda Sanguuni,waxaana inoo soo jeedinaya:-Maxamed Cali Samow https://www.youtube.com/watch?v=o436WbdMYoc

Hordhac: England Vs Spain: Wax Walba Oo Aad Uga Baahantahay Final-ka Euro 2024.

0
Dhobley(Idaacadda Sanguuni)-Xulalka Spain iyo England ayaa isaga hor imanaya tartanka Euro 2024 iyada oo labada xul isha ku hayaan ku guulaysiga koobka. Xulka Spain ayaa...