Ancelotti Oo Ugu Dambayn Ka Jawaabay Halka Uu Ka Ciyaarsiin Doono Mbappe.

0
Dhobley(Idaacadda Sanguuni)-Tababaraha Real Madrid Carlo Ancelotti ayaa ka hadlay su’aasha qof walba maskaxdiisa ku jirta, Halkee Ayuu Mbappe Ka Galayaa Shaxda Real Madrid. Ancelotti ayaa...

DEG-DEG: Kevin De Bruyne Oo Ogolaaday In Uu Ku Biiro Koox Sucuudi Ah.

0
Dhobley(Idaacadda Sanguuni)-Kevin De Bruyne ayaa lagu soo waramayaa in uu heshiis shaqsi ah la gaaray si uu ugu biiro kooxda ka ciyaarta horyaalka Saudi...

Barnaamijka Ciyaaraha ee Radio Sanguuni

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Cayaaraha ee Idaacadda Sanguuni,waxaana inoo soo jeedinaya:–Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad https://www.youtube.com/watch?v=hNb3YnXHsLQ

Adrien Rabiot Oo Weli Sugaya Man United Iyo Xiddiga Oo Ka Go’an Inuu Ka...

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Adrien Rabiot waxa uu noqday ciyaaryahan Xor ah ka dib markii uu ka tagay Juventus dhamaadkii xilli ciyaareedkii hore, waxaana uu ku riyoonayaa...

Man United Oo Isha Ku Heysa In Ay Bayern Munich Ka Afduubato Xiddiga PSG...

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Manchester United ayaa weli rajo ka qabta inay la soo saxiixato xiddiga khadka dhexe ee  Paris Saint-Germain ee Xavi Simons, inkastoo lagu soo waramayo inuu...

Arne Slot Oo Ka Hadlay Guuldaradii Kooxdiisa Ee Preston North End

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Tababaraha Liverpool ee Arne Slot ayaa ka hadlay guuldaradii kooxdiisa ka soo gaadhay Preston North End Kulan ka tirsaaa isku diyaarinta xilli ciyaareedka...

Leny Yoro Oo Ka Hadlay Dareenkiisa Ku Aadan Ku Biirista Man United.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Manchester United ayaa dhameystirtay saxiixa 18-jirka tayada leh ee Leny Yoro kaasoo ay kala soo wareegeen Lille. Waxa uu ka hadlay fikirkiisa ku aadan...

Barnaamijka Ciyaaraha ee Radio Sanguuni

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Cayaaraha ee Idaacadda Sanguuni,waxaana inoo soo jeedinaya:–Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad https://www.youtube.com/watch?v=7Qscrfqfx5Y

WARBIXIN: Yoro, Morata, Zirkzee, Palhinha, & Saxiixyada La Dhamaystiray Suuqa Xagaaga.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Waxa si Rasmi ah u dhamaaday horyaalada kala duwan ee yurub waxana la bilaabay dhaq-dhaqaaqa suuqa kala iibsiga. Kooxaha kala duwan ee adduunka ayaa...

Lamine Yamal oo Maray Waddadii Lionel Messi.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Da’yarka wacdaraha dhigaya ee Lamine Yamal ayaa taageerayaasha adduunka xasuusiyay Halyeeyga Barcelona ee Lionel Messi. Lamine Yamal Ayaa taariikh ka sameeyay tartanka Euro 2024...