DEG-DEG: Liverpool Oo Diiday Dalab Laga Soo Gudbiyay Saxiixa Wataru Endo & Go’aan Ay...
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Kooxda Liverpool ayaa lagu soo waramayaa in ay diiday dalab u yimid xiddiga khadka dhexe ee Wataru Endo sida ay sheegayaan wararku.
Wargayska The...
Barnaamijka Ciyaaraha ee Radio Sanguuni
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Cayaaraha ee Idaacadda Sanguuni,waxaana inoo soo jeedinaya:–Maxamed Cali Samow
https://www.youtube.com/watch?v=h_ujDps-iPY
Arne Slot oo Ka Warbixiyay Xaalada Dhaawac Ee Curtis Jones Ka Hor Kulanka Arsenal
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Liverpool ayaa 1-0 kaga badisay Real Betis kulankii furitaanka ee safarkooda isku diyaarinta xilli ciyaareedka cusub laakiin waxa ka dhaawacmay xiddiga Curtis Jones.
Ciyaaryahanka...
Halkee Ayuu Ku Dambeeyay Baacsigii PSG Ugu Jirtay Fernandes iyo Sancho.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Sida laga soo xigtay 90Min, Paris Saint-Germain ayaan hadda ka fikirayn in ay la soo saxiixato Bruno Fernandes iyo Jadon Sancho inkasta oo...
Barnaamijka Ciyaaraha ee Radio Sanguuni
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Cayaaraha ee Idaacadda Sanguuni,waxaana inoo soo jeedinaya:–Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad
https://www.youtube.com/watch?v=UT0cekIKnR8
Liverpool Oo Garaacday Real Betis Kulan Ka Mid Ahaa Isku Diyaarinta Xilli Ciyaareedka Cusub.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Kooxda Liverpool ayaa guul ka gaadhay kooxda Real Betis kulan ka tirsanaa isku diyaarinta xilli ciyaareedka.
Reds ayaa ku soo gashay shax adag oo...
Arsenal Oo Go’aan Ka Gaadhay Mustaqbalka Gabriel Jesus.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Arsenal ayaa lagu soo waramayaa in ay diyaar u ahayn in ay iska iibiso Gabriel Jesus kaas oo lala xidhiidhinayo horyaalka sucuudiga.
Xiddiga reer...
DEG-DEG: Man City Oo Dalab Rasmi Ah Ka Gudbisay Saxiixa Dani Olmo.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Kooxda Man City ayaa Barcelona kula biirtay tartanka loogu jiro saxiixa xiddiga Dani Olmo.
Barcelona ayaa saacadihii la soo dhaafay dalab Rasmi ah ka...
Real Madrid Iyo Chelsea Oo Ka Shaqaynaya In Ay Is Dhaafsadaan laba Xiddig.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Kooxaha Chelsea Iyo Real Madrid ayaa doonaya in ay is dhaafsadaan laba xiddig inta lagu jiro suuqa kala iibsiga xagaaga.
Blues ayaa suuqa ugu...
Barnaamijka Ciyaaraha ee Radio Sanguuni
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Cayaaraha ee Idaacadda Sanguuni,waxaana inoo soo jeedinaya:–Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad
https://www.youtube.com/watch?v=UsolFEcfMCw