Raphinha oo Dhaafay Rikoodh Ay Dhigeen Neymar iyo Kaka.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Xiddiga Barcelona ee Raphinha ayaa sii Wada wacdarihii uu ka dhigayay champions League isaga oo mar kale gool dhaliyay gool kulankii kooxdiisu ka...

Barcelona Oo Xaqiiqsatay Booskeeda 8 Dhamaadka Champions League Kadib Guul Ay Ka Gaadheen Benfica

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Kooxda Barcelona ayaa xaqiijisay booskeeda wareegga siddeeda ee Champions League kadib markii ay 3-1 kaga adkaatay Benfica kulankii lugta labaad ee wareegga 16-ka,...

PSG Oo Rikoodhayaal Ku Reebtay Liverpool.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Kooxda PSG ayaa garaacday Liverpool iyaga oo iska xaadiriyay Quarter-Final-ka champions League. PSG ayaa daqiiqadii 12-aadba dhalisay goolka 1-aad waxana u dhaliyay xiddiga Dembele...

Barnaamijka Ciyaaraha ee Radio Sanguuni

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Cayaaraha ee Idaacadda Sanguuni,waxaana inoo soo jeedinaya:–Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad https://www.youtube.com/watch?v=GAjtGK1TuAQ

Xiddigaha Caawinta Ugu Badan Sameeyay Premier League Xilli Ciyaareedkan.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Xiddiga Liverpool ee Mohamed Salah wacdaro ka dhigaya dhinac kasta oo premier League xilli ciyaareedkan. Marka laga yimaado in uu Salah yahay xiddiga ugu...

Barnaamijka Ciyaaraha ee Radio Sanguuni

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Cayaaraha ee Idaacadda Sanguuni,waxaana inoo soo jeedinaya:–Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad https://www.youtube.com/watch?v=8U9aIM5Lt4w

Salah oo Taariikh Ka Sameeyay Premier League.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Mohamed Salah ayaa jabiyay rekoodhkii abid ugu fiicnaa Premier league kadib markii uu laba gool ka dhaliyay kooxda Southampton. Xiddiga Liverpool ayaa sii watay...

Man United oo Bar-Baro Ku Qabatay Arsenal Kulan Ka Dhacay Old Trafford.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Kooxda Man United ayaa bar-baro lama filaan ah la gashay kooxda Arsenal kulan ka tirsanaa premier League. Kulanka ayaa haa mid xiiso leh oo...

Barnaamijka Ciyaaraha ee Radio Sanguuni

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Cayaaraha ee Idaacadda Sanguuni,waxaana inoo soo jeedinaya:–Maxamed Cali Samow https://www.facebook.com/Sanguuni.radio/videos/2154915241607593/

Liverpool Oo Guul Soo Laabasho Leh Ka Gaadhay Southampton.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Liverpool ayaa guul soo laabasho leh ka gaadhay Kooxda Southampton kulan ka tirsanaa premier League kana dhacay Anfield. Liverpool ayaa soo bandhigtay qaab ciyaareed...