Ibrahima Konate Oo Ka Nixiyay Liverpool, Wadadii Trent Ayuu Maraya.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Daafaca dhexe ee kooxda Liverpool Ibrahima Konate ayaa go’aansaday inuu baxo isaga oo doonaya in uu si xor ah ugu biiro Real Madrid...
Milos Kerkez Oo Ka Hadlay Ku Biirista Liverpool.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Saxiixa cusub ee Liverpool Milos Kerkez ayaa ka hadlay dareenkiisa kadib markii lagu dhawaaqay heshiiska uu ugu biiray Liverpool.
Xiddiga Milos Kerkez ayaa manta...
Barnaamijka Ciyaaraha ee Radio Sanguuni
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Cayaaraha ee Idaacadda Sanguuni,waxaana inoo soo jeedinaya:–Cabdicasiis Cabdullaahi Gurey
https://www.youtube.com/watch?v=xvM0v8SzHv0
Man United Oo U Dhaqaaqaysa Saxiixa Xiddig Kooxdiisu Ka Hadhay Primier League.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Manchester United ayaa lagu soo waramayaa inay bartilmaameedsanayso inay si lama filaan ah ugu dhaqaaqdo ciyaaryahanka khadka dhexe ee Leicester City Wilfried Ndidi.
Xiddiga...
Darwin Núñez Oo Xaqiijiyay Kooxda Uu Kaga Biirayo Liverpool.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Xiddiga weerarka uga ciyaara Liverpool ee Darwin Núñez ayaa si maldahan u xaqiijiyay in uu ku biirayo kooxda Napoli.
Kooxda Napoli ayaa lala xidhiidhinayay...
Barnaamijka Ciyaaraha ee Radio Sanguuni
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Cayaaraha ee Idaacadda Sanguuni,waxaana inoo soo jeedinaya:–Maxamed Cali Samow
Messi Oo Ka Hor Iman Doona PSG Kulan La Wada-Sugayo.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Xiddiga reer Argentine ee Lionel Messi ayaa isku diyaarinaya in uu Axada soo socda ka hor tago kooxdiisii hore ee Paris Saint-Germain kulan...
Miyay Liverpool La Soo Saxiixan Kartaa Alexander Isak.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wargeys ka soo baxa Ingiriiska ayaa lagu sheegay in kooxda Liverpool ay weli xiiseyneyso saxiixa weeraryahanka reer Sweden iyo kooxda Newcastle United Alexander...
Barnaamijka Ciyaaraha ee Radio Sanguuni
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Cayaaraha ee Idaacadda Sanguuni,waxaana inoo soo jeedinaya:–Cabdicasiis Cabdullaahi Gurey
https://www.facebook.com/Sanguuni.radio/videos/1418734149149305/
Manchester United Iyo Chelsea Oo Is-weydaarsanaya Laba Xiddig Oo Muhiim Ah
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Chelsea iyo Manchester United ayaa baaraya suurta-galnimada in Christopher Nkunku iyo Alejandro Garnacho ay xagaagan isweydaarsadaan, inkasta oo aysan jirin wax heshiis rasmi...