“Ma Dooneyn Inaan Ku Biiro Man United” – Romelu Lukaku Oo Bannaanka Keenay Waxyaabo...

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Weeraryahanka xulka Belgium, Romelu Lukaku, ayaa si daacadnimo leh u qirtay inuusan runtii dooneyn inuu ku biiro Manchester United sanadkii 2017. United ayaa markaas...

Barnaamijka Ciyaaraha ee Radio Sanguuni

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Cayaaraha ee Idaacadda Sanguuni,waxaana inoo soo jeedinaya:–Maxamed Cali Samow https://www.facebook.com/Sanguuni.radio/videos/2938578716478955/

Chelsea oo Man United Iyo Arsenal U Soo Bandhigtay Xiddig Ku Fashilmay Stamford Bridge.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Manchester United, Arsenal iyo Tottenham Hotspur ayaa dhamaantood lagu soo waramayaa in loo soo bandhigay saxiixa weeraryahanka Chelsea Christopher Nkunku. 27-sano jirkaan ayaa ka...

Liverpool oo Dajisay Qorshe U Fududaynaya Saxiixa Marc Guehi.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Liverpool ayaa lagu soo waramayaa inay diyaar u tahay inay u soo bandhigto kooxda Crystal Palace xiddiga garabka reer Scotland ee Ben Doak...

Kepa oo Daaha Ka Rogay Sababta Uu Uga Tagay Chelsea Oo Uu Ugu Biiray...

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Goolhayaha reer Spain ee Kepa Arrizabalaga ayaa markii ugu horreysay ka hadlay sababta uu uga tagay Chelsea uguna biiray Arsenal. Kepa ayaa ku biiray...

Barnaamijka Ciyaaraha ee Radio Sanguuni

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Cayaaraha ee Idaacadda Sanguuni,waxaana inoo soo jeedinaya:–Cabdiqani Sheekh Cali https://www.youtube.com/watch?v=XX-wgJeFIKA&pp=0gcJCcMJAYcqIYzv

Liverpool oo Iska Diiday Weeraryahan Wacdaro Ka Dhigaya Premier League Iyo Darwin Nunez oo...

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Agaasimihii hore ee cilmi baarista Liverpool ee Ian Graham ayaa shaaca ka qaaday in tababarihii hore ee Jurgen Klopp uu ka doorbiday xiddiga...

Man City oo Laga Cidhib-tiray Koobka Kooxaha Adduunka.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Kooxda Man city ayaa laga reebay koobka kooxaha adduunka kadib guuldaro ay kala kulmeen kooxaha Al-Hilal ee ka socota sucuudiga. Labada kooxood ayaa isaga...

Barnaamijka Ciyaaraha ee Radio Sanguuni

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Cayaaraha ee Idaacadda Sanguuni,waxaana inoo soo jeedinaya:–Cabdicasiis Cabdullaahi Gurey https://www.youtube.com/watch?v=frzqPbrc2dU

Alessandro Del Piero Oo Saadaaliyay Kooxda Ku Guulaysan Doonta Koobla Kooxaha Adduunka.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Halyeeyga Juventus, Alessandro Del Piero ayaa u saadaaliyay in Paris Saint-Germain ay ku guuleysan doonto koobka FIFA Club World Cup 2025. Del Piero ayaa...