DEG-DEG: Mbappe Oo k Hor Imanaya Kooxdiisii Hore.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Habeenimadii Sabtida ayaa la soo gebagebeeyey wareegga 8-aad ee Koobka Kooxaha Adduunka 2025, oo uu hadda martigelinayo Maraykanka, isla markaana. Koobka kooxaha aduunka oo...

Barnaamijka Ciyaaraha ee Radio Sanguuni

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Cayaaraha ee Idaacadda Sanguuni,waxaana inoo soo jeedinaya:–Maxamed Cali Samow https://www.facebook.com/Sanguuni.radio/videos/617090597560182/

“Ha Baxo Haduusan Halkaan Ku Faraxsaneyn” Enzo Maresca Oo Si Aan Gabasho Laheyn U...

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Tababaraha cusub ee Chelsea, Enzo Maresca, ayaa si toos ah uga hadlay niyad-jabka Madueke ee kooxda, xilli kooxda Arsenal ay si gaar ah...

Jude Bellingham oo Si Aan La Fileyn Uga Falceliyay Go’aankii Nico Williams Ku Diiday...

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Jude Bellingham ayaa markale qabsaday hadal haynta baraha bulshada kaddib markii si toos ah oo kulul uu uga jawaabay su’aal laga weydiiyay go’aankii...

Leverkusen Oo Sheegtay Qaabkii Ay Liverpool Saxiixa Wrizt.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Agaasimaha ciyaaraha Bayer Leverkusen Simon Rolfes ayaa ka hadlay sida Liverpool ay Bayer Munich ugu garaacday saxiixa Florian Wirtz. Wirtz waxa uu doortay in...

Arsenal Oo War Fiican Ka Heshay Baacsiga Ay Ugu Jirto Cristian Mosquera.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Arsenal ayaa laga yaabaa in ay war fiican ka heshay baacsiga ay ugu jirto daafaca dhexe ee Valencia Cristian Mosquera. Gunners ayaa suuqa ugu...

Barnaamijka Ciyaaraha ee Radio Sanguuni

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Cayaaraha ee Idaacadda Sanguuni,waxaana inoo soo jeedinaya:–Cabdicasiis Cabdullaahi Gurey https://www.youtube.com/watch?v=MP5RMtYPeNg

Taageerayaasha Kubadda Cagta oo Si Kala Duwan Uga Falceliyay Geerida Diogo Jota.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Bulshada kubadda cagta ayaa si weyn u gilgishay kadib geerida naxdinta leh ee weeraryahanka Liverpool, Diogo Jota, oo ku dhintay shil baabuur isaga...

Xiddigaha Ugu Gool Caawinta Badan Tartanka Koobka Adduunka Ee Kooxaha Oo La Shaaciyay

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wareegga 16-ka ee tartanka FIFA Club World Cup ee ka socda Mareykanka ayaa la soo gabagabeeyay saacadihii hore ee Arbacada, iyadoo Borussia Dortmund...

“Ma Dooneyn Inaan Ku Biiro Man United” – Romelu Lukaku Oo Bannaanka Keenay Waxyaabo...

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Weeraryahanka xulka Belgium, Romelu Lukaku, ayaa si daacadnimo leh u qirtay inuusan runtii dooneyn inuu ku biiro Manchester United sanadkii 2017. United ayaa markaas...