Barnaamijka Ciyaaraha ee Radio Sanguuni

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Cayaaraha ee Idaacadda Sanguuni,waxaana inoo soo jeedinaya:–Maxamed Cali Samow

Chelsea oo Gaadhay Final-ka Koobka Kooxaha Adduunka.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Chelsea ayaa u soo baxday finalka koobka kooxaha aduunka ee 2025 ee lagu qabanayo dalka Maraykanka ka dib markii ay 2-0 kaga badisay...

Muxuu Enzo Maresca Ka Yidhi Guushii Kooxdiisu Ka Gaadhay Fluminense.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Tababaraha Kooxda Chelsea ee Enzo Maresca ayaa ka hadlay guushii ay kooxdiisu ka gaadhay Fluminense Kulankii Semi-final-ka koobka kooxaha adduunka. Tababaraha ayaa yiri “Waa...

Barnaamijka Ciyaaraha ee Radio Sanguuni

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Cayaaraha ee Idaacadda Sanguuni,waxaana inoo soo jeedinaya:–Cabdullahi Cabdicasiis Siraad https://www.youtube.com/watch?v=s379Rd2Ppco

Real Madrid Oo Ballanqaad Waalli Ah U Sameysay Gonzalo Garcia Xilli Laga Soo Gudbiyay...

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Gonzalo Garcia ayaa noqday ciyaaryahanka ugu waxqabadka badan Koobka Adduunka ee Naadiyada, isagoo dhaliyay 4 gool iyo hal caawin 5 kulan gudahood. Sida laga...

Barnaamijka Ciyaaraha ee Radio Sanguuni

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Cayaaraha ee Idaacadda Sanguuni,waxaana inoo soo jeedinaya:–Maxamed Cali Samow https://www.facebook.com/Sanguuni.radio/videos/707265635607685/

Viktor Gyökeres Oo Qaaday Tallaabo Ka Caawinaysa In Uu Ku Biiro Arsenal, Muxuu Sameeyay?

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Xiddiga kooxda Sporting Lisbon ee Viktor Gyökeres ayaa qaaday Tallaabo ka caawinaysa in uu ku biro Arsenal suuqa xagaagan. Arsenal ayaa dar-dar galisay baacsiga...

Saxiixa Labaad Ee Barcelona Oo Tijaabada Caafimaadka Ku Baasay.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Barcelona ayaa sii wada dadaalkeeda ay ku xoojinayso kooxdeeda ka hor bilowga xilli ciyaareedka 2025-26. Barcelona ayaa dhamaystirtay saxiixa Ronnie Bardji oo ay kala...

Barnaamijka Ciyaaraha ee Radio Sanguuni

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Cayaaraha ee Idaacadda Sanguuni,waxaana inoo soo jeedinaya:–Maxamed Cali Samow https://www.facebook.com/Sanguuni.radio/videos/1637536300245438/

Arsenal oo Tallaabo U Qaaday Saxiixa Xiddiga U Ciyaara Chelsea

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Garabka Chelsea, Noni Madueke, ayaa heshiis shaqsi ah la gaaray Arsenal ka hor inta uusan u dhaqaaqin xagaagan. Tani waxaa shaaca ka qaaday khabiirka...