Paul Pogba & Lucas Hernandez Oo Loo Diiday Inay Daawadaan Finalka Koobka Adduunka

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wargeyska Faransiiska ee L’Équipe ayaa qoraya saaka in inkastoo madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron uu balanqaaday inuu finalka Koobka Adduunka ee Axada keenayo xiddigaha...

Barnaamijka Ciyaaraha ee Radio Sanguuni.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Cayaaraha ee Idaacadda Sanguuni,waxaana inoo soo jeedinaya:-Maxamed Cali Samow https://www.youtube.com/watch?v=Zis3bYwrYd0

SAADAAL: Arsenal Oo La Wareegaysa Horyaanka Premier League, Liverpool Oo Kala Yaacaysa, Murugada Man...

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Khabiirka ciyaaraha BBC Sports ee Chris Sutton ayaa saadaal wajiyo badan leh ka sameeyey kulamada horyaalka Premier League iyo semi-finalka FA Cup ee...

Bernardo oo dalab ka helay kooxda Barcelona, Pep Guardiola oo Sharuud ku xiray

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Barcelona ayaan ka quusan in ay Bernardo Silva ka iibsato Manchester City Tababaraha City Pep Guardiola ayaa ku xujeeyay Barca inay la xiriirto...

Arne Slot Oo Ka Hadlay Guushii Ay Kooxdiisu Ka Gaadhay Girona.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Tababaraha Kooxda Liverpool ee Anre Slot ayaa ka hadlay guushii ay kooxdiisu ka gaadhay Girona kulan ka tirsanaa champions League. Liverpool ayaa guul 1/0...

Barnaamijka Ciyaaraha ee Radio Sanguuni.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Cayaaraha ee Idaacadda Sanguuni,waxaana inoo soo jeedinaya:-Cabdullahi Cabdicasiis Siraad https://www.facebook.com/Sanguuni.radio/videos/911425260201401/

Barnaamijka Ciyaaraha ee Radio Sanguuni

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Cayaaraha ee Idaacadda Sanguuni,waxaana inoo soo jeedinaya:-Cabdullahi Cabdicasiis Siraad https://www.facebook.com/Sanguuni.radio/videos/722932969087466/

Iska Illow Chelsea, Liverpool & Man United: Cesc Fabregas Oo Magacaabay SADDEX Kooxood Ee...

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Halyeyga reer Spain ee Cesc Fabregas ayaa magacaabay saddex kooxood oo Premier League ah oo uu jecel yahay daawashadooda, waxaana uu ka saaray...

Shaxda Ay Arsenal Kaga Hor Tagi Karto Fulham.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Arsenal ayaa ka wal-walsan taam ahaanshaha daafacyada Gabriel iyo Riccardo Calafiori ka hor kulanka Premier League ee ay la ciyaarayaan Fulham. Labada ciyaaryahan ayaa...

Update: Xulalka U Gudbay Wareega 16 Euro 2024.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Tartanka Euro 2024 ayaa maraya meel xiiso leh iyada oo xulal xaqiijisteen u bixista wareega 16. Inkasta oo aan wali la wada ciyaarin kulamadii...