Kooxaha Cadiz iyo Real Madrid oo barbaro ku kala baxay
Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Kooxaha Cadiz iyo Real Madrid ayaa barbaro ku kala baxay, kaddib markii ay isku mari waayeen barbardhac 1-1 ah, ciyaar ka tirsaneyd kulammada...
Kooxaha West Ham iyo Man City oo dhibcaha ku qeybsaday garoonka London
Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-West Ham United iyo Man City ayaa dhibcaha ku qeybsaday garoonka London, kaddib markii ay ku kala baxeen barbardhac 2-2 ah, ciyaar qeyb...
Barnaamijka Ciyaaraha ee Radio Sanguuni
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Cayaaraha ee Idaacadda Sanguuni,waxaana inoo soo jeedinaya:-Cabdiqani Sheekh Cali
https://www.facebook.com/Sanguuni.radio/videos/732255264703256/
Koox weyn oo Yurub ah oo ku adkaysanaysa inay gacanta ku dhigto saxiixa Mané...
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wariyaha reer Jarmal ee Florian Plettenberg ayaa shabakada Sky Sport u xaqiijiyay in Sadio Mane uu yahay bartilmaameedka ugu horeeya ee waqtigan ee...
Liverpool oo loo caleemo saaray ku guuleysiga koobka FA Cup kaddib markii ay rigoorayaal...
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Liverpool ayaa loo caleemo saaray ku guuleysiga koobka FA Cup kaddib markii ay rigoorayaal 5-6 ah ku garaacday kooxda Chelsea, kaddib kulan leysku...
Barnaamijka Ciyaaraha ee Radio Sanguuni
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Cayaaraha ee Idaacadda Sanguuni,waxaana inoo soo jeedinaya:-Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad
https://www.facebook.com/Sanguuni.radio/videos/482014980281297/
Mikel Arteta oo si kulul u weeraray garsooraha kaddib guuldarradii Tottenham
Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Tababaraha kooxda Arsenal Mikel Arteta ayaa weerar ba’an ku qaaday garsoorihii dhex dhexaadinayay kulankii xalay ay guuldarrada kala kulmeen Tottenham.
Tottenham Hotspur ayaa guul...
Klopp oo xaqiijiyay maqnaanshaha xiddig ka tirsan Liverpool kulanka finalka ee FA Cup
Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Tababaraha kooxda Liverpool ee Jurgen Klopp ayaa xaqiijiyay maqnaanshaha xiddiga kooxda ee Fabinho, kulanka finalka FA Cup-ka ee ay la ciyaarayaan kooxda Chelsea.
Reds...
Tottenham oo guul ka gaartay 10 xiddig oo kooxda Arsenal ah
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Tottenham Hotspur ayaa guul ka gaartay 10 xiddig oo kooxda Arsenal ah, kaddib markii ay kaga adkaatay 3-0, ciyaar qeyb ka ahayd horyaalka...
Barnaamijka Ciyaaraha ee Radio Sanguuni
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Cayaaraha ee Idaacadda Sanguuni,waxaana inoo soo jeedinaya:-Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad
https://www.facebook.com/Sanguuni.radio/videos/1208264303276271/