Barnaamijka Ciyaaraha ee Radio Sanguuni

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Cayaaraha ee Idaacadda Sanguuni,waxaana inoo soo jeedinaya:-Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad https://www.facebook.com/Sanguuni.radio/videos/632328024928052/

WAR WEYN: Mustaqbalkii Sanadaha Shakigu Ku Jiray Ee Kylian Mbappe Oo U Muuqda Mid...

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Da’yarka weerarka kooxda Paris Saint-Germain ee Kylian Mbappe ayaa u muuqda mid gaadhay go’aanka mustaqbalkiisa dhaw sida ay sheegayaan wararkii ugu dambeeyay. Mbappe ayuu...

Miyay Kaa Go’antahay Inaad Man City Garaacdo Si Liverpool Horyaalka Ugu Guuleysato? Steven Gerrard...

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Tababaraha kooxda Aston Villa ee Steven Gerrard ayaa ka hadlay haddiiba uu dhiirigelin dheeraad ah qabo oo doonayo inuu berri guul uu kooxdiisii...

Taageereyaasha Liverpool Oo Ka Cadhaysan Garsooraha Loo Magacaabay Kulanka Ay Wolves La Ciyaarayaan Axadda...

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Taageereyaasha kooxda kubadda cagta Liverpool ayaa ka cadhooday garsooraha uu Premier League u magacaabay kulanka ugu dambeeya horyaalka xilli ciyaareedkan ee ay kooxdoodu...

Barnaamijka Ciyaaraha ee Radio Sanguuni

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Cayaaraha ee Idaacadda Sanguuni,waxaana inoo soo jeedinaya:-Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad https://www.facebook.com/Sanguuni.radio/videos/520173236476200/

Miyuu daafaca Real Madrid ee David Alaba diyaar u noqon doonaa Final-ka Champions League?

0
Dhobley(Idaacadda Sanguuni)-Daafaca Kooxda Real Madrid ee David Alaba ayaa taam u noqon doona kulanka final-ka Champions League oo ay 28 bishan May la leeyihiin...

Liverpool iyo Man United oo si xooggan ugu dagaalamaya saxiixa xiddig ka tirsan Ajax

0
Dhobley(Idaacadda Sanguuni)-Sida ay sheegayaan wararkii ugu dambeeyay, Liverpool iyo Manchester United ayaa si xoogan ugu dagaalamaya saxiixa xiddiga reer Brazil iyo kooxda Ajax ee...

Barnaamijka Ciyaaraha ee Radio Sanguuni

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Cayaaraha ee Idaacadda Sanguuni,waxaana inoo soo jeedinaya:-Cabdiqani Sheekh Cali https://www.facebook.com/Sanguuni.radio/videos/4572366512865573/

Barcelona oo doonaysa inay Kooxaha Liverpool iyo Chelsea ku garaacdo saxiixa Raphinha

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa la soo warinayaa inay doonaysa inay Liverpool iyo Chelsea kaga adkaato tartanka loogu jiro saxiixa Raphinha. Barcelona ayaa diyaar...

Liverpool oo saddex dhibcood muhiim ah ka soo heshay Southampton oo ay ku booqatay...

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Liverpool ayaa saddexda dhibcood ka soo heshay Southampton oo ay ku booqatay garoonka Saint Mary’s, kaddib markii ay kaga soo adkaatay 1-2, ciyaar...