Lewandowski oo xaqiijiyay ka tagistiisa Bayern Munich & suurtogalnimada uu ugu dhaqaaqi karo Barcelona
Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Weeraryahanka reer Poland ee Robert Lewandowski ayaa ku celiyay rabitaankiisa ah inuu ka tago Bayern Munich, inta lagu guda jiro suuqa kala iibsiga...
Barnaamijka Ciyaaraha ee Radio Sanguuni
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Cayaaraha ee Idaacadda Sanguuni,waxaana inoo soo jeedinaya:-Cabdiqani Sheekh Cali
https://www.facebook.com/Sanguuni.radio/videos/3254357048147663/
WAR CUSUB: Kooxda Manchester United oo indhaha ku heysa inay la soo wareegto N’Golo...
Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa war cusub oo ku aaddan suuqa kala iibsiga laga helayaa, iyadoo markaan la warinayo inay indhaha ku...
Real Madrid oo ku guuleysatay markii 14-aad ku guuleysatay Champions League kaddib markii ay...
Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Real Madrid oo ku guuleysatay markii 14-aad ku guuleysatay Champions League kaddib markii ay guul dirqi ah ka haartay Liverpool, oo ay ciyaar...
Barnaamijka Ciyaaraha ee Radio Sanguuni
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Cayaaraha ee Idaacadda Sanguuni,waxaana inoo soo jeedinaya:-Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad
https://www.facebook.com/Sanguuni.radio/videos/1056633651951801/
Iker Casillas oo farriin xamaasad leh u dirray xiddigaha Real Madrid kahor finalka Champions...
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Halyeeyga Real Madrid ee Iker Casillas ayaa farriin u diray xiddigaha Los Blancos kahor inta aysan ku wajihin Liverpool finalka Champions League.
Labada kooxood...
Barnaamijka Ciyaaraha ee Radio Sanguuni
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Cayaaraha ee Idaacadda Sanguuni,waxaana inoo soo jeedinaya:-Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad
https://www.facebook.com/Sanguuni.radio/videos/1251342931938457/
Roma oo loo caleemo saaray koobka Europa Conference League kaddib markii ay ka adkaatay...
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Roma ayaa loo caleemo saaray koobka Europa Conference League kaddib markii ay kaga adkaadeen kooxda Feyenoord 1-0, kulankii finalka ahaa, waxayna sidaas ku...
RASMI: Benzema oo ku guuleystay abaal-marinta xiddiga sanadka ee kooxda Real Madrid
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Real Madrid ayaa ku dhawaaqay ciyaaryahanka ku guuleysatay abaal-marinta xiddigii ugu fiicnaa kooxda inta lagu jiray xilli ciyaareedka gabagabada sii maraya ee 2021/2022.
Weeraryahanka...
Barnaamijka Ciyaaraha ee Radio Sanguuni
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Cayaaraha ee Idaacadda Sanguuni,waxaana inoo soo jeedinaya:-Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad
https://www.facebook.com/Sanguuni.radio/videos/701854661052633/