Cristiano Ronaldo oo si maldahan kaga hadlay mustaqbalkiisa kooxda Man United

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni). Cristiano Ronaldo ayaa si maldahan u sheegay in uu sii joogi doono kooxda Man United xilli ciyaareedka dambe, isaga oo ka duulaya...

Barnaamijka Ciyaaraha ee Radio Sanguuni

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Cayaaraha ee Idaacadda Sanguuni,waxaana inoo soo jeedinaya:-Maxamed Cali Samow https://www.facebook.com/Sanguuni.radio/videos/815090912799700/

RASMI: Kaddib Pogba Man United oo ku dhawaaqday in isla maanta uu xiddigii labaad...

0
Dhobley(Idaacadda Sanguuni)-Manchester United ayaa dhawaan si rasmi ah ugu dhawaaqday inuu beeca xurta ah kaga tagay xiddigeeda khadka dhexe ee Jesse Lingard, maadaama qandaraaskiisa...

Xulka Argantina oo ku guuleystay koobka Finalissima 2022 kaddib markii ay ka adkaadeen dhigooda...

0
Dhobley(Idaacadda Sanguuni)-Xulka Argantina ayaa ku guuleystay koobka Finalissima 2022 kaddib markii ay kaga adkaadeen dhigooda Italy 0-3, kaddib ciyaar aad u xiiso badan oo...

Barnaamijka Ciyaaraha ee Radio Sanguuni

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Cayaaraha ee Idaacadda Sanguuni,waxaana inoo soo jeedinaya:-Maxamed Cali Samow https://www.facebook.com/Sanguuni.radio/videos/345454307625466/

RASMI: Xiddigii & Da’yarkii ugu fiicnaa Tartanka UEFA Champions League 2021-2022 oo la shaaciyey…...

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Waxaa si rasmi ah loo shaaciyey ciyaaryahankii iyo da’yarkii ugu fiicnaa tartanka UEFA Champions League xilli ciyaareedkiisa 2021-2022. Kooxda kubadda cagta Real Madrid ee...

Barnaamijka Ciyaaraha ee Radio Sanguuni

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Cayaaraha ee Idaacadda Sanguuni,waxaana inoo soo jeedinaya:-Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad https://www.facebook.com/Sanguuni.radio/videos/985861025407865/

Kooxda Real Madrid oo heshiis cusub iyo mushahar kordhin ku abaal-marinaysa Vinicius Junior

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa la soo warinayaa inay isku diyaarinayso inay heshiis cusub oo waqti dheer u gacan geliso xiddigeeda garabka...

RASMI: Todd Boehly iyo Clearlake Capital oo gacanta ku dhigay milkiyada Chelsea

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Kooxda reer England ee Chelsea ayaa ku dhawaaqday in labada shaqsi ee Todd Boehly iyo Clearlake Capital ay gacanta ku dhigeen milkiyada Blues...

Barnaamijka Ciyaaraha ee Radio Sanguuni

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Cayaaraha ee Idaacadda Sanguuni,waxaana inoo soo jeedinaya:-Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad https://www.facebook.com/Sanguuni.radio/videos/408183207874334/