Muxuu ka yiri Guardiola fikradda uu Lewandowski ugu biirayo kooxda Barcelona?
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Tababaraha kooxda Manchester City ee Pep Guardiola ayaa muujiyay fikirkiisa ah in weeraryahanka reer Poland ee Robert Lewandowski uu ku haboon yahay Barcelona.
Lewandowski...
Loollanka loogu jiro saxiixa xiddig ka tirsan Inter Milan oo cirka sii galay
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Manchester United iyo Bayern Munich ayaa muujiyay xiisaha ay u qabaan adeega xiddiga reer Holland Denzel Dumfries si ay ula soo saxiixdaan suuqa...
Barnaamijka Ciyaaraha ee Radio Sanguuni
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Cayaaraha ee Idaacadda Sanguuni,waxaana inoo soo jeedinaya:-Maxamed Cali Samow
https://www.facebook.com/Sanguuni.radio/videos/563034442146970/
Barcelona oo ballan qaad ka heshay Mohamed Salah… (Goorma ayuu u dhaqaaqi doonaa garoonka...
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Mohamed Salah ayaa ballan-qaad ku aaddan suuqa kala iibsiga u gacan geliyey kooxda kubadda cagta Barcelona sida ay wararku sheegayaan.
Weeraryahanka kooxda kubadda cagta...
Barnaamijka Ciyaaraha ee Radio Sanguuni
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Cayaaraha ee Idaacadda Sanguuni,waxaana inoo soo jeedinaya:-Maxamed Cali Samow
https://www.facebook.com/Sanguuni.radio/videos/365107769020121/
Pogba oo kala dooranaya saddex dalab oo waaweyn
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Xiddiga xulka qaranka France ee Paul Pogba ayaa kala dooranaya saddex dalab oo waaweyn kaddib markii uu ka tagay kooxda Man United.
Shabakada caanka...
Ronaldo oo markii Afaraad ku guuleystay abaal-marinta xiddiga sanadka ee Man United
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Xiddiga reer Portugal iyo kooxda Manchester United ee Cristiano Ronaldo, ayaa abaal-marin gaar ah kula guuleystay Red Devils.
Man United ayaa ku dhawaaqday, maanta...
Barnaamijka Ciyaaraha ee Radio Sanguuni
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Cayaaraha ee Idaacadda Sanguuni,waxaana inoo soo jeedinaya:-Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad
https://www.facebook.com/Sanguuni.radio/videos/1147552362470096/
Real Madrid oo hoggaamineysa afar kooxood oo bar-tilmaameedsanaysa saxiixa Serge Gnabry
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Bayern Munich ayaa wali halis ugu jirta inay waayi doonto garabka Jarmalka Serge Gnabry, iyadoo la tixraacayo dib u cusboonaysiinta qandaraaskiisa, kaasoo dhacaya...
Weeraryahankii hore ee Kooxaha Man United iyo Man City ee Carlos Tevez oo ciyaaraha...
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Weeraryahankii hore ee Kooxaha Ingiriiska ee Manchester United, Manchester City iyo West Ham United ee Carlos Tevez ayaa ku dhawaaqay inuu gabi ahaanba...