Barnaamijka Ciyaaraha ee Radio Sanguuni
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Cayaaraha ee Idaacadda Sanguuni,waxaana inoo soo jeedinaya:-Maxamed Cali Samow
https://www.facebook.com/Sanguuni.radio/videos/390620766436272/
Inter oo dejisay qiimaha Škriniar ay kaga iibineyso PSG iyo kooxaha Premier League
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wargeyska Gazzetta dello Sport ayaa shaaca ka qaaday xiisaha Paris Saint-Germain ee ku aadan saxiixa daafaca naadiga Inter ee Milan Škriniar, inta lagu...
Gary Neville oo soo bandhigay baahiyaha Manchester United ee suuqa kala iibsiga
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Halyeyga kooxda Manchester United ee Gary Neville ayaa soo bandhigay baahiyaha Manchester United ee suuqa kala iibsiga.
Manchester United waxa ay dooneysaa in ay...
Barnaamijka Ciyaaraha ee Radio Sanguuni
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Cayaaraha ee Idaacadda Sanguuni,waxaana inoo soo jeedinaya:-Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad
https://www.facebook.com/Sanguuni.radio/videos/365230762373763/
Paris Saint-Germain oo ku dhow inay la saxiixato Zidane
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Tababarihii hore kooxda Real Madrid ee Zinedine Zidane ayeey wararku sheegayaan inuu aad ugu dhawyahay inuu qabto shaqada macalinimo ee kooxda Paris Saint-Germain.
Wargeyska...
RASMI: Chelsea oo ku dhawaaqday bixitaanka Andreas Christensen
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Kooxda Chelsea, ayaa si rasmi ah u shaacisay manta oo jimcaha ah, inuu ka tagayo xiddiga heerka caalami ee dalka Denmark Andreas Christensen,...
Barnaamijka Ciyaaraha ee Radio Sanguuni
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Cayaaraha ee Idaacadda Sanguuni,waxaana inoo soo jeedinaya:-Maxamed Cali Samow
https://www.facebook.com/Sanguuni.radio/videos/310218387854778/
Liverpool oo dejisay qorshaha ay kula saxiixaneyso badalka Sadio Mane
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Warbixinnada saxaafadda ayaa xaqiijiyay maanta oo Arbaco ah, in Liverpool ay dejisay qorshaha ay kula saxiixaneyso badelka xiddiga reer Senegal ee Sadio Mane.
Liverpool...
Barnaamijka Ciyaaraha ee Radio Sanguuni
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Cayaaraha ee Idaacadda Sanguuni,waxaana inoo soo jeedinaya:-Maxamed Cali Samow
https://www.facebook.com/Sanguuni.radio/videos/691704105225126/
Man United oo soo gashay loolanka loogu jiro saxiixa Alessandro Bastoni
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Suxufiga Gianluca Di Marzio ayaa xaqiijiyay in Alessandro Bastoni laga doonayo kooxo badan oo Ingiriis ah.
Di Marzio ayaa sharaxay in Inter ay u...