RASMI: 19 sano kaddib Bruce Buck oo ka tagay shaqada Guddoomiye ee Chelsea

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Kooxda Kubadda Cagta Chelsea ayaa maanta oo Isniin ah ku dhawaaqday in Bruce Buck uu ka tagay xilka Guddoomiyaha Golaha Sare. The Blues ayaa...

Barnaamijka Ciyaaraha ee Radio Sanguuni

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Cayaaraha ee Idaacadda Sanguuni,waxaana inoo soo jeedinaya:-Maxamed Cali Samow https://www.facebook.com/Sanguuni.radio/videos/562175541948554/

Chelsea oo sugaysa in Lukaku uu u dhaqaaqo Inter si ay u bartilmaameedsato xiddig...

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wargayska The Mirror ee ka soo baxa Ingiriiska ayaa sheegay in Chelsea ay doonayso in ay la soo wareegto xiddiga garabka uga ciyaara...

Zidane oo ka baxay aamusnaanta xilli adeegiisa ay xiiseeneyso PSG

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Tababarihii hore kooxda ee Real Madrid Zinedine Zidane ayaa jebiyey aamusnaanta kaddib markii uu ka hadlay mustaqbalkiisa tababarenimo. Macalinka reer France ee Zinedine Zidane...

Barnaamijka Ciyaaraha ee Radio Sanguuni

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Cayaaraha ee Idaacadda Sanguuni,waxaana inoo soo jeedinaya:-Maxamed Cali Samow https://www.facebook.com/Sanguuni.radio/videos/347108647570426/

Lewandowski oo iska diiday dalab kaga yimid kooxda Chelsea

0
Dhobley(Idaacadda Sanguuni)-Weeraryahanka Bayern Munich Robert Lewandowski ayaa diiday inuu ku biiro kooxda Chelsea, sida lagu sheegay warbixin ka soo baxday saxaafada Ingiriiska. Qandaraaska Robert Lewandowski...

Barcelona oo hal arrin ka codsatay César Azpilicueta

0
Dhobley(Idaacadda Sanguuni)-Barcelona ayaa ka codsatay kabtanka Chelsea ee César Azpilicueta inuu qaado tallaabo u fududaynaysa qandaraaskiisa. Qandaraaska Azpilicueta ee Chelsea wuxuu dhacayaa sannadka soo socda,...

Barnaamijka Ciyaaraha ee Radio Sanguuni

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Cayaaraha ee Idaacadda Sanguuni,waxaana inoo soo jeedinaya:-Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad https://www.facebook.com/Sanguuni.radio/videos/1381775769008171/

“Kama hadli karno taariikhda Barcelona Messi la’aantiis” – Joan Laporta

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Madaxweynaha Barcelona ee Joan Laporta ayaa xaqiijiyay inuu weli ka murugeysan yahay Lionel Messi, kaasoo beeca xurta ah ugu biiray Paris Saint-Germain xagaagii...

Liverpool oo ogolaatay ku biirista Sadio Mané ee kooxda Bayern Munich

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Suxufiga arrimaha suuqa aadka wax uga qora ee Fabrizio Romano, ayaa xaqiijiyay in xiddiga reer Senegal iyo kooxda Liverpool ee , Sadio Mane...