Chelsea oo xiiseyneysa xiddig ka tirsan Man City, mana ahan Raheem Sterling
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Tababaraha kooxda Chelsea ee Thomas Tuchel, ayaa doonaya inuu xoojiyo safkiisa daafaca si uu ugu diyaar garoobo xilli ciyaareedka cusub ee Premier League.
Sida...
Kooxaha Man United iyo Barcelona oo ka heshiiyay saxiixa Frenkie de Jong
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Saxafiga caanka ah shabakada Sky Sports ee Angelo Mangiante, ayaa sheegay in maamulka Manchester United ay Barcelona la gaareen heshiis kama dambeys ah...
Barnaamijka Ciyaaraha ee Radio Sanguuni
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Cayaaraha ee Idaacadda Sanguuni,waxaana inoo soo jeedinaya:-Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad
https://www.facebook.com/Sanguuni.radio/videos/1079018399686119/
Wakiilka Mane oo shaaca ka qaaday sababtii uu uga tagay Liverpool uguna biiray Bayern...
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wakiilka Sadio Mane ee Bacary Cisse ayaa shaaca ka qaaday sababta uu ciyaaryahanka uga tagayo Liverpool.
Sadio Mane oo 30 jir ah ayaa si...
RASMI: Chelsea oo ku dhawaaqday inuu ka tagayo Petr Čech
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Chelsea ayaa maanta oo isniin ah ku dhawaaqday in Petr Čech la taliyaha dhanka farsamada ee kooxdeeda uu ka tagi doono booskiisa, laga...
Barnaamijka Ciyaaraha ee Radio Sanguuni
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Cayaaraha ee Idaacadda Sanguuni,waxaana inoo soo jeedinaya:-Cabdicasiis Cabdullahi Gurey
https://www.facebook.com/Sanguuni.radio/videos/1082457092706482/
Waqtiga kama dambaysta ah oo ay Man United ku dhameystireyso heshiiska De Jong oo...
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wargeyska Daily Mirror ee dalka England ayaa shaaca ka qaaday waqtiga kama dambaysta ah ay Manchester United dhameystireyso heshiiska xiddiga reer Holland iyo...
Barnaamijka Ciyaaraha ee Radio Sanguuni
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Cayaaraha ee Idaacadda Sanguuni,waxaana inoo soo jeedinaya:-Cabdicasiis Cabdullahi Gurey
https://www.facebook.com/Sanguuni.radio/videos/1958688124339988/
Man United oo shaaca ka qaaday go’aankeeda ku aadan iibka Cristiano Ronaldo
Dhobley(Idaacadda Sanguuni)-Manchester United ayaa shaaca ka qaaday go’aankeeda ku aadan iibka weeraryahankeeda reer Portugal ee Cristiano Ronaldo, kaddib markii ay kooxda soo bandhigtay xiliciyaareedkii...
Barnaamijka Ciyaaraha ee Radio Sanguuni
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Cayaaraha ee Idaacadda Sanguuni,waxaana inoo soo jeedinaya:-Cabdicasiis Cabdullahi Gurey
https://www.facebook.com/Sanguuni.radio/videos/751490709322974/