Chelsea Oo Guul Taariikhi Ah Ka Gaartay PSG Iyadoo Ku Guuleysatay Koobka Adduunka Ee...
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Kooxda Chelsea ayaa ku guuleysatay Koobka Adduunka ee Naadiyada 2025 kadib markii ay si la yaqaan u garaacday Paris Saint-Germain.waxey kaga badiyeen 3–0...
Rasmi: Arsenal Oo Soo Af-jartay Saxiixii Loogu Hadal-heynta Badnaa Suuqa Xagaaga
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Kooxda reer Portugal ee Sporting CP ayaa si rasmi ah u shaacisay inay heshiis la gaartay Arsenal oo ku saabsan iibka weeraryahankooda Viktor...
Barnaamijka Ciyaaraha ee Radio Sanguuni
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Cayaaraha ee Idaacadda Sanguuni,waxaana inoo soo jeedinaya:–Maxamed Cali Samow
https://www.facebook.com/Sanguuni.radio/videos/2119408758564571/
Reece James Oo Fariin Digniin Ah U Diray PSG Ka Hor Final-ka Tartanka.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Laacibka Chelsea Reece James ayaa fariin digniin ah u diray kooxda PSG ka hor kulanka Final-ka tartanka koobka kooxaha dduunka.
Kooxaha Chelsea Iyo PSG...
Liverpool Oo Badalka Luis Diaz Ka Heshay Real Madrid.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wargayska AS ee ka soo baxa Spain ayaa sheegay in Liverpool ay xiiso weyn u muujisay xiddiga reer Brazil ee Rodrygo kaas oo...
Barnaamijka Ciyaaraha ee Radio Sanguuni
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Cayaaraha ee Idaacadda Sanguuni,waxaana inoo soo jeedinaya:–Cabdullahi Cabdicasiis Siraad
https://www.youtube.com/watch?v=sWjEdqj4Z0U&pp=0gcJCb4JAYcqIYzv
Gareth Bale Oo Magacaabay Xiddiga Ugu Cad-cad Ku Guuleysiga Abaalmarinta Ballon d’Or Ee Sanadkaan
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Halyeeygii hore ee Real Madrid, Gareth Bale, ayaa u doortay Dembele xiddiga ku guuleysanayo abaal-marinta Ballon d’Or ee 2025.
Bale ayaa aaminsan in garabka...
Barnaamijka Ciyaaraha ee Radio Sanguuni
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Cayaaraha ee Idaacadda Sanguuni,waxaana inoo soo jeedinaya:–Cabdullahi Cabdicasiis Siraad
https://www.facebook.com/Sanguuni.radio/videos/1259087852434417/
Chelsea oo Looga Digay PSG Ka Hor Final Club World Cup-ka.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Ciyaaryahankii hore ee khadka dhexe ee Nigeria, John Mikel Obi, ayaa sheegay in Paris Saint-Germain ay tahay kooxda uusan qofna dooneyn inuu hadda...
Fabian Ruiz Oo Saadaaliyay Kulankan Chelsea Final Club World Cup-ka.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Laacibka khadka dhexe ee Paris Saint-Germain, Fabian Ruiz, ayaa rajo ka qaba inay Axadda garaacaan Chelsea finalka Koobka Kooxaha Adduunka.
Ruiz ayaa dhaliyay labo...