Real Madrid Oo Beenisay Heshiiska La Sheegay Inay La Gaadhay Kylian Mbappe
Dhobley(Idaacadda Sanguuni)-Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa war-saxaafadeed kasoo saartay wararka sheegaya in ay heshiis la gaadhay xiddiga reer France ee Kylian Mbappe oo...
Barnaamijka Ciyaaraha ee Radio Sanguuni.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Cayaaraha ee Idaacadda Sanguuni,waxaana inoo soo jeedinaya:-Maxamed Cali Samow
https://www.youtube.com/watch?v=zfkoDNYNZQ4
RASMI: Liiska Ciyaartoyda Barcelona Ee Kulanka Real Sociedad Oo Laga Waayey Xiddig Laf-dhabar Ah
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Barcelona ayaa safar ugu tegaysa Real Sociedad iyagoo raadinaya inay kusoo laabtaan jidka guusha, kaddib khasaarihii xanuunka badnaa ee kasoo gaadhay ciyaartii El...
Casemiro Iyo Raphael Varane Oo Shandaddooda Ka Xidh-xidhanaya Manchester United – Halkee Ayey Tegayaan?
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Difaaca reer France ee Raphael Varane ayaa la sheegay in uu doonayo inuu iskaga tago Manchester United oo uu ka dego horyaalka waddanka...
Man United Oo Labo Tababare U Calaamadeysatay Bedelka Erik ten Hag
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Manchester United ayaa labo tababare u calaamadeysatay bedelka Erik ten Hag sida ay sheegayaan wararka ka imaanaya Ingariiska.
Tababaraha Red Devils ayaa cadaadis ba’an...
Manchester United Oo Xaqiijisay Dhaawac Kale Oo Haleelay Casemiro Iyo Muddada Uu Maqnaanayo
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa waxa soo gaadhay jug kale oo u raacday guul-darradii xalay kasoo gaadhay Newcastle United oo garoonka Old...
YAAB: Ciyaartoyda Arsenal Oo Iska Diiday Inay U Hoggaansamaan Mikel Arteta & Guul-darradii Ay...
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Tababaraha kooxda kubadda cagta Arsenal ee Mikel Arteta ayaa caddeeyey in ciyaartoydiisu ay iska indho-tireen oo ay u hoggaansami waayeen digniintii uu ka...
“5 Champions League, Koob Adduun, Euro Iyo …” – Jude Bellingham Oo Caddeeyey Tirada...
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Xiddiga reer England ee Jude Bellingham ee khadka dhexe uga ciayara Real Madrid ayaa si cad u sheegay tirada koobabka uu doonayo in...
Barnaamijka Ciyaaraha ee Radio Sanguuni.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Cayaaraha ee Idaacadda Sanguuni,waxaana inoo soo jeedinaya:-Cabdicasiis Cabdullaahi Gurey
https://www.youtube.com/watch?v=PGcmvPvdnAM
Barnaamijka Ciyaaraha ee Radio Sanguuni.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Cayaaraha ee Idaacadda Sanguuni,waxaana inoo soo jeedinaya:-Maxamed Cali Samow
https://www.facebook.com/Sanguuni.radio/videos/7390287461004077/