Muxuu Yahay Rikoodhka Uu Harry Kane Ka Sameeyey Bundesliga Ee Lagaga Sheekaysanayo Jarmalka?
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Harry Kane ayaa noqday xiddiga Der Klassiker oo ah naanaysta kulanka Bayern Munich iyo Borussia Dortmund oo uu ka dhaliyey saddexlay, waxaana uu...
Luis Diaz Oo Badbaadiyey Liverpool & SHANTII Arrimood Ee Laga Diiwaangeliyey Wacdarihii Luton vs...
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Kooxda kubadda cagta Liverpool ayaa barbarro waqti dambe ah ka tuugtay naadiga xaaladdu ku xun tahay ee Luton Town, waxaana badbaadiyey oo dhibic...
Barnaamijka Ciyaaraha ee Radio Sanguuni.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Cayaaraha ee Idaacadda Sanguuni,waxaana inoo soo jeedinaya:-Maxamed Cali Samow
https://www.youtube.com/watch?v=SqlCrdQ7MnY
LABADII Ciyaartoy Ee Sababta U Ahaa Guul-darrada Arsenal, Xiddigii Garoonka Iyo Qiimaynta Kulankii Newcastle...
Dhobley(Idaacadda Sanguuni)-Rikoodhkii guul-darro la’aanta Arsenal ayaa waxa soo afjartay Newcastle United oo 1-0 kaga adkaatay kulan xamaasaddiisu sarraysay oo khilaaf badan ay ka abuurtay...
Real Madrid Oo Beenisay Heshiiska La Sheegay Inay La Gaadhay Kylian Mbappe
Dhobley(Idaacadda Sanguuni)-Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa war-saxaafadeed kasoo saartay wararka sheegaya in ay heshiis la gaadhay xiddiga reer France ee Kylian Mbappe oo...
Barnaamijka Ciyaaraha ee Radio Sanguuni.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Cayaaraha ee Idaacadda Sanguuni,waxaana inoo soo jeedinaya:-Maxamed Cali Samow
https://www.youtube.com/watch?v=zfkoDNYNZQ4
RASMI: Liiska Ciyaartoyda Barcelona Ee Kulanka Real Sociedad Oo Laga Waayey Xiddig Laf-dhabar Ah
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Barcelona ayaa safar ugu tegaysa Real Sociedad iyagoo raadinaya inay kusoo laabtaan jidka guusha, kaddib khasaarihii xanuunka badnaa ee kasoo gaadhay ciyaartii El...
Casemiro Iyo Raphael Varane Oo Shandaddooda Ka Xidh-xidhanaya Manchester United – Halkee Ayey Tegayaan?
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Difaaca reer France ee Raphael Varane ayaa la sheegay in uu doonayo inuu iskaga tago Manchester United oo uu ka dego horyaalka waddanka...
Man United Oo Labo Tababare U Calaamadeysatay Bedelka Erik ten Hag
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Manchester United ayaa labo tababare u calaamadeysatay bedelka Erik ten Hag sida ay sheegayaan wararka ka imaanaya Ingariiska.
Tababaraha Red Devils ayaa cadaadis ba’an...
Manchester United Oo Xaqiijisay Dhaawac Kale Oo Haleelay Casemiro Iyo Muddada Uu Maqnaanayo
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Kooxda kubadda cagta Manchester United ayaa waxa soo gaadhay jug kale oo u raacday guul-darradii xalay kasoo gaadhay Newcastle United oo garoonka Old...