Barnaamijka Ciyaaraha ee Radio Sanguuni.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Cayaaraha ee Idaacadda Sanguuni,waxaana inoo soo jeedinaya:-Maxamed Cali Samow https://www.youtube.com/watch?v=RC4OyvKw3A8

Barcelona Oo Guul-darro Loo Xambaariyey Iyo Lacagtii Sucuudiga Oo Ka Shaqayn Weyday Jarmalka

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa laga horjuoogsaday in ay u gudubto wareegga 16ka Champions League, waxaana dhaxda u gashay Shakhtar Donetsk oo 1-0...

City Oo Soo Gudubtay, Milan Oo Garaacday PSG, Xasuuqii U Weynaa Ee Caawa Ka...

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Kooxda kubadda cagta AC Milan ayaa soo noolaysay rajadeeda usoo bixidda wareegga 16ka Champions League, kaddib markii ay guul soo-laabasho ah ka gaadhay...

Barnaamijka Ciyaaraha ee Radio Sanguuni.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Cayaaraha ee Idaacadda Sanguuni,waxaana inoo soo jeedinaya:-Cabdicasiis Cabdullaahi Gurey https://www.youtube.com/watch?v=RvJrawoD2ag

TOP 10: Tobanka Kooxood Ee Haysta Ciyaartoyda Ugu Qaalisan Kubadda Cagta Oo La Shaaciyey...

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Arsenal ayaa ka mid noqotay toban kooxood oo kaliya oo safka ciyaartoydoodu uu gaadhay ama ka sarreeyo qiimaha €1 bilyan oo Euro, kaddib...

RASMI: Xulka Qaranka Brazil Oo Lagu Dhawaaqay Iyo Dheemanka Real Madrid Ee 17 Jirka...

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Xulka qaranka Brazil ee ciyaaraha bisha November ayaa lagu dhawaaqay, waxaana lagu soo daray dheemanka da’da yar ee Real Madrid ee Endrick Felipe...

Barnaamijka Ciyaaraha ee Radio Sanguuni.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Cayaaraha ee Idaacadda Sanguuni,waxaana inoo soo jeedinaya:-Cabdicasiis Cabdullaahi Gurey https://www.youtube.com/watch?v=YKNNasC8lTc

Muxuu Yahay Rikoodhka Uu Harry Kane Ka Sameeyey Bundesliga Ee Lagaga Sheekaysanayo Jarmalka?

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Harry Kane ayaa noqday xiddiga Der Klassiker oo ah naanaysta kulanka Bayern Munich iyo Borussia Dortmund oo uu ka dhaliyey saddexlay, waxaana uu...

Luis Diaz Oo Badbaadiyey Liverpool & SHANTII Arrimood Ee Laga Diiwaangeliyey Wacdarihii Luton vs...

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Kooxda kubadda cagta Liverpool ayaa barbarro waqti dambe ah ka tuugtay naadiga xaaladdu ku xun tahay ee Luton Town, waxaana badbaadiyey oo dhibic...

Barnaamijka Ciyaaraha ee Radio Sanguuni.

0
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Cayaaraha ee Idaacadda Sanguuni,waxaana inoo soo jeedinaya:-Maxamed Cali Samow https://www.youtube.com/watch?v=SqlCrdQ7MnY