Barnaamijka Ciyaaraha ee Radio Sanguuni.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Cayaaraha ee Idaacadda Sanguuni,waxaana inoo soo jeedinaya:-Cabdicasiis Cabdullaahi Gurey
https://www.youtube.com/watch?v=yQA4UGM_z08
Barnaamijka Ciyaaraha ee Radio Sanguuni.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Cayaaraha ee Idaacadda Sanguuni,waxaana inoo soo jeedinaya:-Maxamed Cali Samow
https://www.youtube.com/watch?v=f0lQobBohfw
Howard Webb Oo Runta Ka Sheegay Goolkii Muranka Keenay Ee Uu Anthony Gordon Ka...
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Madaxa garsooreyaasha Ingiriiska Howard Webb ayaa xaqiijiyey in uu sax ahaa goolkii ay Newcastle United kaga adkaatay Arsenal ee uu Anthony Gordon dhaliyey...
UEFA Oo Ogolaanaysa In Kooxda Cristiano Ronaldo Ee Al-Nassr Ay Kasoo Qayb-gasho Tartanka Champions...
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Xidhiidhka kubadda cagta Yurub ee UEFA ayaa ka fiirsanaya in uu kooxda tababare Cristiano Ronaldo ee Al-Nassr uu ku casuumo inay kasoo qayb-galaan...
Barnaamijka Ciyaaraha ee Radio Sanguuni.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Cayaaraha ee Idaacadda Sanguuni,waxaana inoo soo jeedinaya:-Cabdicasiis Cabdullaahi Gurey
https://www.youtube.com/watch?v=xKzhBht9Ja0
Xiddigii Arsenal Dhaawaca Ku Ogeyd Ee Gabriel Jesus Oo Ku Biiray Xulka Qaranka Brazil
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Weeraryahanka Arsenal ee Gabriel Jesus ayaa loogu yeedhay xulka qarranka dalkiisa ee Brazil oo uu maanta ku biiray si uu ula qaato tababarka...
Alan Shearer Iyo Ian Wright Oo Sharraxay Sida Liverpool, Tottenham & Aston Villa Ay...
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Halyeeyada horyaalka Premeir League ee Alan Shearer iyo Ian Wright oo ah khubrada barnaamijka Match of the Day (MOTD) ee telefishanka Sky Sports...
Barnaamijka Ciyaaraha ee Radio Sanguuni.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Cayaaraha ee Idaacadda Sanguuni,waxaana inoo soo jeedinaya:-Cabdicasiis Cabdullaahi Gurey
https://www.youtube.com/watch?v=E_nTIBP5PI0
Chelsea Oo Isku-duubtay Manchester City Kulan SIDDEED Gool La Iska Dhaliyey & Palmer Oo...
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Kooxda kubadda kubadda cagta Chelsea ayaa barbarro waqti dambe ah ku qabatay Manchester City, ciyaar la isla rafaaday oo garoonka Stamford Bridge siddeed...
Xiddigii Garoonka Oo La Isku Qabsaday, SHANTII Rikoodh Ee La Diiwaangeliyey Iyo Qiimaynta Ciyaartoyda...
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Ciyaartii ugu xamaasadda iyo xiisaha badnayd horyaalka waddanka Ingiriiska ee Premier League xilli-ciyaareedkan ayaa maanta ka dhacday garoonka Stamford Bridge, waxaana barbarro 4-4...