Real Madrid Oo Dib Usoo Ceshatay Hoggaanka Horyaalka LaLiga Oo Saacado Ka Maqnaa, Kana...
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Kooxda kubadda cagta Real Madrid ayaa dib ula wareegtay hoggaanka horyaalka waddanka Spain ee LaLiga oo saacado kooban ay ka haysatay Girona, waxaanay...
Newcastle Oo Guul-darro Xanuun Badan U Xambaarisay Manchester United
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Kooxda kubadda cagta Newcastle United ayaa soo afjartay saddex ciyaarood oo si xidhiidh ah ay Manchester United guulo uga soo hoysay horyaalka waddanka...
Barnaamijka Ciyaaraha ee Radio Sanguuni.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Cayaaraha ee Idaacadda Sanguuni,waxaana inoo soo jeedinaya:-Maxamed Cali Samow
https://www.youtube.com/watch?v=7cN1PjYXt7Y
Real Madrid iyo Manchester United Oo Ku Dagaallamaya Saxeexa Xiddig £104 Milyan Oo Gini...
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Kooxaha Real Madrid iyo Manchester United ayaa ku dagaallamaya saxeexa xiddig ka ciyaara horyaalka waddanka Germany ee Bundesliga oo mid walba ay doonayso...
SAADAAL: Supercomputer Oo Saadaaliyey Kooxda Ku Guuleysanaysa Champions League Iyo Fursadda Ay Man United...
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Goolhaye Andre Onana ayaa dusha loo saaray hoobad ku yimid Manchester United ciyaartii ay Arbacadii barbarraha 3-3 la galeen Galatasaray, taas oo laba...
Barnaamijka Ciyaaraha ee Radio Sanguuni.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Cayaaraha ee Idaacadda Sanguuni,waxaana inoo soo jeedinaya:-Cabdicasiis Cabdullaahi Gurey
https://www.youtube.com/watch?v=kAIkWfCFmlY
Ma Rumaysan Kartida!! Magacyada Toddobada Kooxood Ee Premier League Ee Kasoo Horjoogsaday Sharciga Cusub...
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Toddoba kooxood oo Premier League ah ayaa kasoo horjeedsaday oo ka codeeyey sharcigii maanta la meel-mariyey ee u ogolaanayay naadiyada in bisha January...
Xiddig Muhiim Ah Oo Barcelona Ka Maqnaanaya Ciyaarta Rayo Vallecano Ee Sabtida
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Kooxda kubadda cagta Barcelona ayaa waxa ruxay dhaawacii soo gaadhay Gavi oo muddo sagaal bilood ah garoomada ka maqnaan doona kaddib markii uu...
Barnaamijka Ciyaaraha ee Radio Sanguuni.
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-dhamaan akhristayaasha iyo dhageystayaasha waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Cayaaraha ee Idaacadda Sanguuni,waxaana inoo soo jeedinaya:-Cabdicasiis Cabdullaahi Gurey
https://www.youtube.com/watch?v=-2FI-jHuA5E
Gilberto Silva Oo Kashifay Qorshaha Arsenal Ee Suuqa Bisha January – Yay La Saxeexanayaan?
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Halyeyga reer Brazil ee Gilberto Silva ayaa shaaciyey in kooxdiisii hore ee Arsenal ay is-xoojin doonto bisha January oo ay ciyaartooyo cusub la...